{"id":7197,"date":"2015-03-02T13:19:38","date_gmt":"2015-03-02T13:19:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7197"},"modified":"2015-03-02T13:19:38","modified_gmt":"2015-03-02T13:19:38","slug":"suxufida-cqaadir-nadaara-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-madaxweynaha-maamulka-koonfur-galbeed-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/02\/suxufida-cqaadir-nadaara-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-madaxweynaha-maamulka-koonfur-galbeed-somaliya\/","title":{"rendered":"Suxufida C\/qaadir Nadaara Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/IMG_E74A8A-1D8D60-C2ED76-711E1F-8E89B7-5BD3DB.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7198\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/IMG_E74A8A-1D8D60-C2ED76-711E1F-8E89B7-5BD3DB-300x188.jpg?resize=300%2C188\" alt=\"IMG_E74A8A-1D8D60-C2ED76-711E1F-8E89B7-5BD3DB\" width=\"300\" height=\"188\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saxafiga C\/qaadir Maxamed Cashar Nadaara ayaa loo magacaabay in u noqdo afhayeenka<\/p>\n<p>madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<span id=\"more-13362\"><\/span><\/p>\n<p>C\/qaadir Maxamed Cashar Nadaaraayaa sheegay in uu xilkaasi u magacaabay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan uu ku shaqeynayo isagoo u mahadceliyay Madaxweynaha Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>C\/qaadir Nadaara ayaa ka soo shaqeeyay saxaafada gudaha iyo dibaddaba isagoo ka soo shaqeeyay idaacado iyo taleefishino kala duwan. Waxana magacaabistiisa ay ku soo beegantay iyadoo maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya dhowaan uu sheegay in uu ka saari doono ururka Alshabaab dhammaan deegaanada ka tirsan maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saxafiyiinta dalka ayaa haatan waxa ay ku biirayaan siyaasada dalka iyadoo hore saxafiga Daa\u2019uud Aweys uu dhowaan noqday afhayeenka madaxweyne Xasan Sheekh halka uu Ridwaan Xaaji Cabdiweli uu noqday afhayeenka ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee saxafiga C\/maan Ceynte ayaa haatan ka mid ah golaha Wasiiraa dowlada Federalka Soomaaliya waxana uu hore ugaga soo shaqeeyay idaacado iyo taleefishin heer caalami ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saxafiga C\/qaadir Maxamed Cashar Nadaara ayaa loo magacaabay in u noqdo afhayeenka madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. C\/qaadir Maxamed Cashar Nadaaraayaa sheegay in uu xilkaasi u magacaabay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan uu ku shaqeynayo isagoo u mahadceliyay Madaxweynaha Koofur Galbeed. C\/qaadir Nadaara ayaa ka soo shaqeeyay saxaafada gudaha iyo dibaddaba isagoo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7198,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1S5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7197"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7197\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}