{"id":71965,"date":"2023-04-10T20:43:18","date_gmt":"2023-04-10T20:43:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71965"},"modified":"2023-04-10T20:43:18","modified_gmt":"2023-04-10T20:43:18","slug":"toogasho-wadareed-ka-dhacday-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/10\/toogasho-wadareed-ka-dhacday-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Toogasho Wadareed Ka Dhacday Dalka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Shan qof ayaa lagu dilay lix kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday magaalada Louisville ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in toogashadu ay ka dhacday bangi ku yaalla magaalada.<\/p>\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo ay qabteen daqiiqado ka hor, waxay sheegeen in lix qof ay ku dhaawacmeen oo loo qaaday Cisbitaallada deegaanka sarkaal booliis ah ayaa ka mid ah dadka dhaawaca ah.<\/p>\n<p>Ninkii toogashada geystay ayaa isaguna dhintay, laakiin ma cadda waxa keenay dhimashadiisa.<\/p>\n<p>Dadweynaha ayaa laga codsaday inay ka fogaadaan goobta uu weerarku ka dhacay.<\/p>\n<p>Muuqaal laga soo duubay deegaanka ayaa u muuqda in uu muujinayo Ciidammo aad u hubeysan oo isku gedaamay goobta ganacsi oo ku taala agagaarka Meesha uu weerarku ka dhacay.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Shan qof ayaa lagu dilay lix kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday magaalada Louisville ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Booliska ayaa sheegay in toogashadu ay ka dhacday bangi ku yaalla magaalada. Shir jaraa&#8217;id oo ay qabteen daqiiqado ka hor, waxay sheegeen in lix qof ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/3051bb58-1dc3-41b5-9b6e-bf2c2ec98387-1.jpg?fit=624%2C348&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iIJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71967,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71965\/revisions\/71967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}