{"id":71948,"date":"2023-04-07T22:00:38","date_gmt":"2023-04-07T22:00:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71948"},"modified":"2023-04-07T22:01:15","modified_gmt":"2023-04-07T22:01:15","slug":"dawladda-itoobiya-oo-kala-diraysa-dhammaan-liyuu-booliska-killilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/07\/dawladda-itoobiya-oo-kala-diraysa-dhammaan-liyuu-booliska-killilada\/","title":{"rendered":"Dawladda Itoobiya Oo Kala Diraysa Dhammaan Liyuu Booliska Killilada\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Federalka Itoobiya, ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan Ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen ee loo yaqaano Liyuu Booliska.<\/p>\n<p>War-saxaafaddeed ay soo saartay Xukuumadda Federaalka Itoobiya, ayaa lagu sheegay in dhammaan Ciidamada Liyuu-ga lagu biirin doono ciidanka heer Qaran ee Federaalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Warka ayaa lagu sheegay in Askari kasta ay u furan tahay inuu ku biiri karo noocyada kala duwan ee ciidanka Federaalka sida Mileteriga iyo Booliska Federaalka.<\/p>\n<p>Tan ayaa ka dhigan in dawlad deegaanada laga waayi doono Ciidankii caanka ahaa ee Liyuu Bilayska, kuwaasi oo ahaa Askar ay gaar u leedahay Ismaamullada Itoobiya, kuna shaqayn jiray amarka Madaxda dawladda deegaannada.<\/p>\n<p>Kala dirista Ciidamada Liyuu Booliska ee Kilillada Itoobiya, ayaa ku soo beegmaysa Bil ka dib, markii Dawladda Somaliland sheegtay inay Ciidammada Liyuu Booliska ee Kililka Soomaalidu ka qayb-qaateen dagaalka Somaliland lagaga soo horjeedo ka socda Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Federalka Itoobiya, ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan Ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen ee loo yaqaano Liyuu Booliska. War-saxaafaddeed ay soo saartay Xukuumadda Federaalka Itoobiya, ayaa lagu sheegay in dhammaan Ciidamada Liyuu-ga lagu biirin doono ciidanka heer Qaran ee Federaalka Itoobiya. Warka ayaa lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/028c5c20-d526-11ed-9110-cfe3c6d81058.jpg?fit=797%2C449&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iIs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71950,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71948\/revisions\/71950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}