{"id":71932,"date":"2023-04-04T21:27:49","date_gmt":"2023-04-04T21:27:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71932"},"modified":"2023-04-04T21:27:49","modified_gmt":"2023-04-04T21:27:49","slug":"jabuuti-kuubba-iyo-kanada-oo-safiirro-u-dirtay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/04\/jabuuti-kuubba-iyo-kanada-oo-safiirro-u-dirtay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jabuuti, Kuubba Iyo Kanada Oo Safiirro U Dirtay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Jabuuti, Canada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabad ka qabsoomtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Madaxweynaha wuxuu kaga guddoomay waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah Maxamed Ibraahim Yuusuf oo ah Safiirka cusub ee dalka Jabuuti, Christopher Thornley oo ah Danjiraha cusub ee ee dalka Kanada iyo Juan Manuel Rodriguez oo ah Danjiraha dalka Kuubba u fadhin doona Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha Soomaaliya la wadaagay farriimo ay ka sideen madaxda iyo hoggaanka dalalkooda, iyagoona soo bandhigay dedaalka ay ku bixin doonaan adkaynta xidhiidhka taariikhiga ah ee ay la wadaagaan dowladda iyo Shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Danjireyaasha cusub ayaa si gaar gaar ah uga wada hadlay xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay dowladda Fedaraalka Soomaaliya la leedahay dalalkooda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si gaar ah u xusay in soo celinta xidhiidhka dalka Kuubba uu ka tarjumayo ka dhabeynta qorshaha dowladdiisa ee ku qotama Soomaali Heshiis la ah Dunida.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Jabuuti, Canada iyo Kuubba ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ka qabsoomtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Madaxweynaha wuxuu kaga guddoomay waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah Maxamed Ibraahim Yuusuf oo ah Safiirka cusub ee dalka Jabuuti, Christopher Thornley [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/202344638162004684960643.jpg?fit=660%2C385&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iIc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71934,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71932\/revisions\/71934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}