{"id":71926,"date":"2023-04-04T21:19:21","date_gmt":"2023-04-04T21:19:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71926"},"modified":"2023-04-04T21:20:23","modified_gmt":"2023-04-04T21:20:23","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-in-ciidamada-qaranku-gacanta-ku-hayaan-amniga-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/04\/xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-in-ciidamada-qaranku-gacanta-ku-hayaan-amniga-sool\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ciidamada Qaranku Gacanta Ku Hayaan Amniga Sool"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Dagaal Muddo kooban socday, ayaa Caawa ka dhacay Waqooyiga Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Dagaalkan, ayaa qarxay ka dib, markii Maleeshiyaadka Nabad-diidka ah ee ay taageerayaan kooxaha Argagixisada ah iyo Maamulka Puntland ay weerarreen Fadhiisinka Kamaandowsta Ciidammada Qaranka Somaliland ku leeyihiin Waqooyiga Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in Kamaandowsta Ciidamada Qaranka oo ka sii War-qabay Weerarka Nabad-diidku ay ka hor-tageen isla-markaana dib ugu celiyeen halkii ay ka soo duuleen oo ah gudaha Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay dagaalkan oo socday muddo aan 10 Daqiiqo ka badnayn.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Laascaanood oo aan lahayn Awood ay ku hujuumaan Ciidamada Qaranka, ayaa tan iyo Sabtidii oo uu dhacay dagaal Culus oo ay ku jabeen, waxay bilaabeen Weerarro &#8216;Ku Dhufo oo ka dhaqaaq ah&#8217; iyo inay Jid-gooyo u dhigaan Gaadiidka Ciidanka Qaranku markay ka yimaaddaan ama ku socdaan Laascaanood iyo Fadhiisimada ku dhow.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"71928\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/04\/xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-in-ciidamada-qaranku-gacanta-ku-hayaan-amniga-sool\/screenshot_20230405-000942_twitter\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?fit=720%2C593&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"720,593\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"Screenshot_20230405-000942_Twitter\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?fit=696%2C573&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-71928\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?resize=696%2C573&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?w=720&amp;ssl=1 720w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?resize=300%2C247&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?resize=696%2C573&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Screenshot_20230405-000942_Twitter.jpg?resize=510%2C420&amp;ssl=1 510w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid), ayaa sheegay in Ciidamada Qaranku ay gacanta ku hayaan amniga deegaanka Laascaanood, ka dib markii Ciidamada Qaranku dib u riixeen Maleeshiyaadka Nabad-diidka ah iyo Ciidammada Puntland ka soo duulay.<\/p>\n<p>Wasiir Caateeye oo War qoraal ah soo saaray Caawa ayaa yidhi &#8220;Ciidanka Somaliland ee ku sugan gobolka Sool ayaa si buuxda gacanta ugu haya amniga deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidamadeenu waxay dib u riixeen ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadkii, waxaana dhawaan la soo celin doonaa xasiloonida magaalada Laascaanood.&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Dagaal Muddo kooban socday, ayaa Caawa ka dhacay Waqooyiga Magaalada Laascaanood. Dagaalkan, ayaa qarxay ka dib, markii Maleeshiyaadka Nabad-diidka ah ee ay taageerayaan kooxaha Argagixisada ah iyo Maamulka Puntland ay weerarreen Fadhiisinka Kamaandowsta Ciidammada Qaranka Somaliland ku leeyihiin Waqooyiga Magaalada Laascaanood. Waxa la sheegay in Kamaandowsta Ciidamada Qaranka oo ka sii War-qabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ciidanka-qaranka.jpg?fit=696%2C379&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iI6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71926"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71929,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71926\/revisions\/71929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}