{"id":71923,"date":"2023-04-04T21:15:29","date_gmt":"2023-04-04T21:15:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71923"},"modified":"2023-04-04T21:15:29","modified_gmt":"2023-04-04T21:15:29","slug":"qm-oo-war-bixin-ka-soo-saartay-tirada-dadka-ay-soomaaliya-ku-dileen-walxaha-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/04\/qm-oo-war-bixin-ka-soo-saartay-tirada-dadka-ay-soomaaliya-ku-dileen-walxaha-qarxa\/","title":{"rendered":"QM Oo War-bixin Ka Soo Saartay Tirada Dadka Ay Soomaaliya Ku Dileen Walxaha Qarxa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa soo baxay iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go\u2019antahay inay Soomaaliya ka taageerto dedaallada looga cidhib-tirayo khataraha hadhaadiga walxaha qarxa, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Soomaaliya ee ururkaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Marka laga eego tirada dadka ku wax-yeelooba ama baaxadda culayska dhaqaale, khasaaraha ay dadka caadiga ah ee Soomaaliya kala kulmaan khatarta ka dhalan karta walxaha qarxa waxay ku kacaysaa qiimo aad u sarreeya oo aan la xamili karin,\u201d ayey tidhi Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho, waxayna intaa ku dartay &#8220;Guud ahaan intaas waxaa sii dheer, wasakhowga hadhaadiga walxaha qarxa ayaa caqabad ku ah soo kabashada dhaqaalaha iyo horumarka iyadoo goobaha wasakhowga ka dhigaysa mid xad dhaaf ah, oo hor-istaagaya helitaanka hab-nololeed iyo adeegyada muhiim ka u ah dadka deegaanka, iyo sidoo kale xannibaadda xorriyadda dhaqdhaqaaqa dadka.&#8221;<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki waxa kale oo ay sheegtay &#8220;Maalintan Caalamiga ah awgeed, waxaan si gaar ah u qiraynaa geesinimada iyo heellanaanta hawl-wadeenada ka shaqeeya miino-saarista iyo sida ay uga go\u2019an tahay abuurista jawi ammaan ah oo bed-qaba oo ay helaan dhammaan dadka Soomaaliyeed,&#8221; ayay raacisay Anita Kiki Gbeho.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay sannadkii 2022-ka walxaha qarxa sababeen dhimashada 1200 qof oo Soomaali ah. Hadalkan ayaa soo baxay iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go\u2019antahay inay Soomaaliya ka taageerto dedaallada looga cidhib-tirayo khataraha hadhaadiga walxaha qarxa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/01000000-0a00-0242-4f02-08db34fd3bd8_w408_r1_s.jpeg?fit=408%2C230&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iI3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71925,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71923\/revisions\/71925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}