{"id":71902,"date":"2023-04-02T23:19:54","date_gmt":"2023-04-02T23:19:54","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71902"},"modified":"2023-04-02T23:19:54","modified_gmt":"2023-04-02T23:19:54","slug":"somaliland-oo-qabatay-dooni-hub-u-sidday-nabad-diidka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/02\/somaliland-oo-qabatay-dooni-hub-u-sidday-nabad-diidka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Qabatay Dooni Hub U Sidday Nabad-diidka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa Gacanta ku dhigay Dooni Shixnad Hub ah sidday.<\/p>\n<p>Doontan oo la soo weriyey inay ka soo Shiraacatay Dalka Eritrea, ayaa Hubka ay sidday u wadday Maleeshiyaadka nabad-diidka ah iyo Kooxaha Argagixisada ah ee Magaalada Laascaanood kula dagalaamaya Ciidammada Qaranka Somaliland ee sugaya xuduudaha Qaranka iyo Midnimada dhuleed ee Somaliland.<\/p>\n<p>Doonta ayaa waxa qabtay Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee ku sugan Biyaha Badda ee Gobolka Selel.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa in Hubkan ay Dawladda Eritrea u soo dirtay Maleeshiyadka Huwanta ah ee Laascaanood Qaska ka wada, si ay u sii wadi karaan dagaalka siyaasadeed ee lidka ku ah Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, ayaa Xulafo siyaasadeed la ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C\/laahi Farmaajo, kaasi oo ka mid ah Dadka Dagaalka Laascaanood ku abuuray fikirka Qabyaaladed.<\/p>\n<p>Doontan oo aan ahayn tii koowaad ee Maleeshiyaadka Laascaanood hub uga keenta Eritrea, ayaa Hubkii ay sidday iyo dadkii la socdayba waxa gacanta ku dhigay Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo heegan buuxa ugu jira dhaqdhaqaaqyada amniga lidka ku ah ee badda ka dhici kara.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa Gacanta ku dhigay Dooni Shixnad Hub ah sidday. Doontan oo la soo weriyey inay ka soo Shiraacatay Dalka Eritrea, ayaa Hubka ay sidday u wadday Maleeshiyaadka nabad-diidka ah iyo Kooxaha Argagixisada ah ee Magaalada Laascaanood kula dagalaamaya Ciidammada Qaranka Somaliland ee sugaya xuduudaha Qaranka iyo Midnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/download-7.jpeg?fit=302%2C167&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iHI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71904,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71902\/revisions\/71904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}