{"id":71873,"date":"2023-03-30T22:22:59","date_gmt":"2023-03-30T22:22:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71873"},"modified":"2023-03-30T22:22:59","modified_gmt":"2023-03-30T22:22:59","slug":"madaxa-midowga-yurub-oo-ka-digtay-saameynta-shiinaha-ee-dunida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/30\/madaxa-midowga-yurub-oo-ka-digtay-saameynta-shiinaha-ee-dunida\/","title":{"rendered":"Madaxa Midowga Yurub Oo Ka Digtay Saameynta Shiinaha Ee Dunida"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxa Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa ka digtay in Xisbiga Shuuciga ee haya talada dalka Shiinaha, uu doonayo inuu beddelo nidaamka caalamiga ah, si uu Shiinaha u noqdo hormuud.<\/p>\n<p>Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, ayay ku sheegtay in maamulka Beijing uu ka guurayo waayihii maamulka uu ugu yeeray &#8216;dib u habaynta iyo fur furitaanka&#8217;, iyadoo uu u guuray mid &#8216;amni iyo xakamayn&#8217;.<\/p>\n<p>Von der Leyen, ayaa sheegtay inaysan danta Yurub ku jirin in la macaamilka Shiinaha la joojiyo.<\/p>\n<p>Laakiin, waxay sheegtay inay tahay in aragti cad laga qaadato waxyaabaha khataraha leh ee uu xiriirku leeyahay, oo ay qaaddo tillaabooyin &#8212; oo ay ku jiraan kuwa diblomaasiyadeed &#8212; si loo yareeyo khataraha jira.<\/p>\n<p>Xiisadaha ay iftiimisay, ayaa waxaa ka mid ah Ukraine, Taiwan, xuquuqda aadanaha, wareejinta tignoolajiyada iyo ku tiirsanaanta warshadaha dhanka Shiinaha.<\/p>\n<p>Meelaha iskaashiga faa&#8217;iidada leh, ayaa waxaa ka mid ah isbeddelka cimilada, ilaalinta deegaanka iyo noolaha ku dhex jira, iyo ganacsiga tirada badan ee lala leeyahay Shiinaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxa Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa ka digtay in Xisbiga Shuuciga ee haya talada dalka Shiinaha, uu doonayo inuu beddelo nidaamka caalamiga ah, si uu Shiinaha u noqdo hormuud. Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, ayay ku sheegtay in maamulka Beijing uu ka guurayo waayihii maamulka uu ugu yeeray &#8216;dib u habaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Israaiil.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iHf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71874,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71873\/revisions\/71874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}