{"id":71857,"date":"2023-03-25T21:28:18","date_gmt":"2023-03-25T21:28:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71857"},"modified":"2023-03-25T21:28:18","modified_gmt":"2023-03-25T21:28:18","slug":"dawladda-thailand-oo-somaliland-waydiisatay-taageero","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/25\/dawladda-thailand-oo-somaliland-waydiisatay-taageero\/","title":{"rendered":"Dawladda Thailand Oo Somaliland Waydiisatay Taageero"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi (Arabsiyo) &#8211; Taliyaha Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland Axmed Hurre Haarriye, ayaa mar kale kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Thailand u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo safar ku tagay Nairobi, ayaa waxay Safiirka Thailand Sasirit Tangulrat, ka wada-hadleen Badqabka shaqaalaha Markab Thailand leedahay, kaasi la sheegay inuu ka xanib yahay Biyadda badda ee u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti oo uu markii hore hawlo kalluumaysi halkaa u yimid.<\/p>\n<p>Warbaahinta Thailand oo soo xiganaysa Wasaaradda Arrimaha dibedda Dalkaas, ayaa baahisay in Taliye Axmed Hurre Haariye uu u xaqiijiyey Safiirka Thailand in Ilaalada Xeebaha Somaliland diyaar u yihiin inay gurmad degdeg ah u fidiyaan, haddii ay dhacdo in shaqaalaha Markabka Thailand ay dhibaato kala kulmaan xeebaha Somaliland.<\/p>\n<p>Waa markii labaad ee Safiirka Thailand uu kulan la yeesho Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (Arabsiyo) &#8211; Taliyaha Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland Axmed Hurre Haarriye, ayaa mar kale kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Thailand u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo safar ku tagay Nairobi, ayaa waxay Safiirka Thailand Sasirit Tangulrat, ka wada-hadleen Badqabka shaqaalaha Markab Thailand [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/download.jpeg?fit=245%2C206&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iGZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71859,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71857\/revisions\/71859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}