{"id":71851,"date":"2023-03-24T21:12:38","date_gmt":"2023-03-24T21:12:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71851"},"modified":"2023-03-24T21:12:38","modified_gmt":"2023-03-24T21:12:38","slug":"somaliland-ka-bixi-mayso-taako-dhulkeeda-ah-colaadda-laascaanood-na-faysal-c-w","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/24\/somaliland-ka-bixi-mayso-taako-dhulkeeda-ah-colaadda-laascaanood-na-faysal-c-w\/","title":{"rendered":"&#8220;Somaliland Ka Bixi Mayso Taako Dhulkeeda Ah, Colaadda Laascaanood-na&#8230;&#8221; Faysal C.W"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in loo bahanyahay in xabad joojinta la qaato oo colaadda Laascaanood wadahadal lagu dhameeyo.<\/p>\n<p>Faysal waxa uu sheegay in colaaddu ay burbur badan dhali doonto haddii aan nabada la qaadan, isaga oo sheegay in ciidamada Somaliland aanay dhulka Sool bixi doonin.<\/p>\n<p>&#8220;Burbur ayay ku biyo shuban doontaa haddii aan nabadda la qaadan, nina ma ogola in uu taako dhulkiisa ah ka baxo, Somaliland taako aanu leenahay ka bixi mayno, Laascaanood ayaad sheegaysaaye Tukaraq laga bixi maayo, laakiin wixii cadaalad daro ah waanu diidaynaa&#8221; ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n<p>Faysal waxa uu sheegay in loo baahan yahay in garaadadu ay nabadda aqbalaan, oo ay xabad joojinta qaataan, kadibna la sameeyo cid xabad joojinta kor meerta oo ilaalisa si loo ogaado cida jabinaysa xabad joojinta.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Laascaanood ayna u baahnayn in colaad loogu soo gurmado, laakiin ay u baahan tahay in Soomaalidu ay ka qayb qaadato in nabad lagu soo dabaalo magaalada, isaga oo sheegay in aan reer Somaliland kula socon qalad uu sheegay in uu Madaxweynuhu sameeyay.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in loo bahanyahay in xabad joojinta la qaato oo colaadda Laascaanood wadahadal lagu dhameeyo. Faysal waxa uu sheegay in colaaddu ay burbur badan dhali doonto haddii aan nabada la qaadan, isaga oo sheegay in ciidamada Somaliland aanay dhulka Sool bixi doonin. &#8220;Burbur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/2023324638152397132438225.jpg?fit=660%2C335&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iGT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71853,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71851\/revisions\/71853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}