{"id":71834,"date":"2023-03-23T23:40:30","date_gmt":"2023-03-23T23:40:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71834"},"modified":"2023-03-23T23:45:50","modified_gmt":"2023-03-23T23:45:50","slug":"itoobiya-oo-aqoonsanaysa-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/23\/itoobiya-oo-aqoonsanaysa-somaliland\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Aqoonsanaysa Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha cusub ee Gobolka Tigreega ee Itoobiya Cetachew Reda, ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya ku dhawaaqayso Aqoonsi ay siinayso Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cetachew Reda oo hore u ahaa Afhayeenka Jabhadda TPLF, ayaa qoraal uu ku baahiyey Bartiisa Twitter-ka, wuxuu ku sheegay in Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken oo dhawaan booqday Addis Ababa uu Raysal-wasaare Abiy Axmed tusay Shaxda Hindise ka kooban 2 Qaybood, kaasi ay ku jirto aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p>Reda oo qoraal ku baahiyey bartiisa Twitterka, ayaa yidhi &#8220;Dhowaan, Ethiopia waxay siin doontaa Somaliland aqoonsi. Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed waxa uu Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanku tusay Nashqadda arrintaas, si loo helo amni iyo barwaaqo ka hanaqaada Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Waxa kale oo jira Laba qodob oo ugu muhiimsan hindisaha, kuwaasi oo kala ah ka Aaqoonsiga Somaliland iyo ilaalinta xuduudaha ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/s46utSI4xcw?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha cusub ee Gobolka Tigreega ee Itoobiya Cetachew Reda, ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya ku dhawaaqayso Aqoonsi ay siinayso Somaliland. Madaxweyne Cetachew Reda oo hore u ahaa Afhayeenka Jabhadda TPLF, ayaa qoraal uu ku baahiyey Bartiisa Twitter-ka, wuxuu ku sheegay in Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken oo dhawaan booqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/EkN2gLQUcAoRUFI.jpg?fit=270%2C270&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iGC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71834"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71843,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71834\/revisions\/71843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}