{"id":71796,"date":"2023-03-20T16:40:22","date_gmt":"2023-03-20T16:40:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71796"},"modified":"2023-03-20T16:55:37","modified_gmt":"2023-03-20T16:55:37","slug":"guddiga-beesha-gar-xajis-oo-hoggaan-cusub-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/20\/guddiga-beesha-gar-xajis-oo-hoggaan-cusub-doortay\/","title":{"rendered":"Guddiga Beesha GAR-XAJIS Oo Hoggaan Cusub Doortay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddiga guud ee Beel-weynta Gar-xajis ee Somaliland, ayaa Maanta Shir ay ku qabteen Magaalada Hargeysa ku doortay Hoggaan cusub.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga Beel-weynta Gar-xajis, ayaa waxa lagu doortay Guddi ka kooban 40 Xubnood, kuwaasi oo iska sii dhex doortay Guddiga fulinta ee ka shaqaynaya Horumarinta Beeshaasi.<\/p>\n<p>Guddiga fulinta, ayaa iyaguna iska sii dhex doortay Guddoomiye, Ku-xigeen iyo Afhayeen.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa Guddoomiye u doortay Suldaan Aadan Xasan Cabdillaahi, Guddoomiye ku-xigeena Rashiid Maxamed Ismaaciil, halka<\/p>\n<p>Suldaan Cawil Faatax Shire loo doortay Afhayeenka Guddigaasi.<\/p>\n<p>Ugu horran waxa halkaa ka hadlay Suldaan Aadan Faarax oo ku hadlayey Magaca Madax-dhaqameedka Shirka ka qayb-galay.<\/p>\n<p>Markaas ka dibna, waxa hadalka iska daba maray Afhayeenka Guddigaasi Suldaan Cawil Faatax Shire iyo Guddoomiyaha cusub ee la doortay Suldaan Aadan Xasan Cabdillaahi.<\/p>\n<p>Suldaan Aadan Xasan Cabdillaahi, ayaa beddelaya Suldaan Cismaan Caddo-gude oo muddo xilkaa hayey.<\/p>\n<p><strong>Halkan Ka Daawo Qaabka Loo Doortay Guddiga Cusub<\/strong><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-allowfullscreen=\"true\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/arabsiyomedia\/videos\/600781764973522\" style=\"background-color: #fff; display: inline-block;\"><\/div>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddiga guud ee Beel-weynta Gar-xajis ee Somaliland, ayaa Maanta Shir ay ku qabteen Magaalada Hargeysa ku doortay Hoggaan cusub. Shirkan oo ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga Beel-weynta Gar-xajis, ayaa waxa lagu doortay Guddi ka kooban 40 Xubnood, kuwaasi oo iska sii dhex doortay Guddiga fulinta ee ka shaqaynaya Horumarinta Beeshaasi. Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-71796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679330235015.jpg?fit=720%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iG0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71796"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71803,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71796\/revisions\/71803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}