{"id":71775,"date":"2023-03-18T16:33:46","date_gmt":"2023-03-18T16:33:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71775"},"modified":"2023-03-18T16:33:46","modified_gmt":"2023-03-18T16:33:46","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/18\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Colaadda ka aloosan Laascaanood.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dagaalka Laascaanood aanu ahayn wax ka iska dhacay, balse uu yahay mid siyaasadeed oo muddo laga shaqeeyay, laakiin Dawladda Soomaaliya ku dedaashay sidii Xal looga gaadhi lahaa, imikana ay ku baaqayaan in dagaalka la joojiyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu sheegay inuu Dawladda Somaliland iyo dadka Laascaanoodba kala hadlay sidii dagaalka loo joojin lahaa.<\/p>\n<p>Wuxuu si dadban ugu jawaabay Dadka ku dooda in Nabad-diidka Laascaanood dagaalka ka wadaa raadinayaan Midnimada Soomaaliya, waxaanu sheegay in Midnimadu aanay ahayn wax imika dhashay, oo ay weligeedba ahayd wax Dawladda Soomaaliya u taagnayd, hase-yeeshee aan Midnimada lagu gaadhay dagaal iyo dhiig daata.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Colaadda ka aloosan Laascaanood. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dagaalka Laascaanood aanu ahayn wax ka iska dhacay, balse uu yahay mid siyaasadeed oo muddo laga shaqeeyay, laakiin Dawladda Soomaaliya ku dedaashay sidii Xal looga gaadhi lahaa, imikana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/madaxwayne-Xasan-Sheekh.jpg?fit=562%2C311&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iFF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71776,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71775\/revisions\/71776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}