{"id":71768,"date":"2023-03-18T16:25:07","date_gmt":"2023-03-18T16:25:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71768"},"modified":"2023-03-18T16:25:07","modified_gmt":"2023-03-18T16:25:07","slug":"reer-somaliland-ee-dibed-bax-ku-qabtay-xafiiska-raysal-wasaaraha-uk-hortiisa-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/18\/reer-somaliland-ee-dibed-bax-ku-qabtay-xafiiska-raysal-wasaaraha-uk-hortiisa-london\/","title":{"rendered":"Reer Somaliland Ee Dibed-bax Ku Qabtay Xafiiska Raysal-wasaaraha UK Hortiisa London"},"content":{"rendered":"<p>London (Arabsiyo) &#8211; Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa waxa ka dhacay dibed-bax ballaadhan, kaasi oo ay dhigeen Dadka reer Somaliland ee dalkaas ku nool.<\/p>\n<p>Dibed-baxan oo ka dhacay xafiiska Raysal-wasaaraha UK hortiisa, ayaa dadweynuhu ku taageereen Qadiyadda Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ciidammada Qaranka ee dagaalka kula kula Kooxaha Huwanta ah ee isku urursaday Magaalada Laascaanood. Dibed-baxan oo ay ka qayb-galeen Masuuliyiin ka mid ah Xukuumadda Somaliland, ayaa Muwaadiniinta ka qayb-galay waxay UK iyo Dawladaha kale ee Caalamka ugu baaqeen inay ka badheedhaan Aqoonsiga Qadiyadda Madax-banaanida Somaliland, maaddaama oo ay buuxisay Haykalka Dawladnimo.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay baaq nabadeed u direen Garaaddada Laascaanood ee xagga dambe ka hagaya Colaadda la aloosan Laascaanood, waxayna si gaar ah talooyin ugu soo jeediyeen Garaad Jaamac Garaad Cali, waxayna u soo jeediyeen inuu isku arko inuu yahay Garaad Somaliland ah oo aanu ahayn Garaad Beel gaar ah.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London (Arabsiyo) &#8211; Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa waxa ka dhacay dibed-bax ballaadhan, kaasi oo ay dhigeen Dadka reer Somaliland ee dalkaas ku nool. Dibed-baxan oo ka dhacay xafiiska Raysal-wasaaraha UK hortiisa, ayaa dadweynuhu ku taageereen Qadiyadda Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ciidammada Qaranka ee dagaalka kula kula Kooxaha Huwanta ah ee isku urursaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Somaliland.jpg?fit=1000%2C600&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iFy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71770,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71768\/revisions\/71770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}