{"id":71748,"date":"2023-03-16T21:52:14","date_gmt":"2023-03-16T21:52:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71748"},"modified":"2023-03-16T21:52:14","modified_gmt":"2023-03-16T21:52:14","slug":"garaaddada-laascaanood-oo-laba-qaybood-u-kala-jabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/16\/garaaddada-laascaanood-oo-laba-qaybood-u-kala-jabay\/","title":{"rendered":"Garaaddada Laascaanood Oo Laba Qaybood U Kala Jabay"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Ka dib markii Dawladda Itoobiya fidisay Gogol-nabadeed, si xal looga gaadho Colaadda Laascaanood, ayaa Garaaddada ku sugan Laascaanood sheegeen in aanay tagaym Addis Ababa.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Garaaddada, ayaa sheegay in sababta aanay xilligan u tagaynin Addis Ababa ay tahay in duqayn ka socoto Magaalada Laascaanood, laakiin Warar Arabsiyo News ka heshay ilo Madax-banaan, ayaa sheegay in sababta Garaaddadu u tagi la&#8217;yihiin Gogosha Nabadeed ee Itoobiya dhigtay Addis Ababa ay tahay inay ka cabsi qabaan inay waxyeeleeyaan Xooggaga Xagjirka ah ee ku sugan Laascaanood, kuwaasi la sheegay inay ku soo rogeen amar ah in aanay Tagi karin Itoobiya, dagaalkuna sii soconayo.<\/p>\n<p>Warar kale oo laga helay Laascaanood, ayaa sheegay inay kala jabeen Garaaddada Dhulbahante iyo Guddiga 33-ka ahayd.<\/p>\n<p>Waxa soo baxay in Guddiga 33-ka ahayd ee lahayd Maamulka hawlaha gudaha Laascaanood ay badankoodii halkaa ka maqan yihiin, arrintaasi oo keentay in xubnaha halkaa ku hadhay u diraan baaq ah inay gudaha Laascaanood ku soo laabtaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Ka dib markii Dawladda Itoobiya fidisay Gogol-nabadeed, si xal looga gaadho Colaadda Laascaanood, ayaa Garaaddada ku sugan Laascaanood sheegeen in aanay tagaym Addis Ababa. Afhayeen u hadlay Garaaddada, ayaa sheegay in sababta aanay xilligan u tagaynin Addis Ababa ay tahay in duqayn ka socoto Magaalada Laascaanood, laakiin Warar Arabsiyo News ka heshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/garaadka.jpg?fit=744%2C422&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iFe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71749,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71748\/revisions\/71749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}