{"id":71740,"date":"2023-03-16T21:42:13","date_gmt":"2023-03-16T21:42:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71740"},"modified":"2023-03-16T21:42:13","modified_gmt":"2023-03-16T21:42:13","slug":"ururrada-siyaasadda-oo-soo-dhaweeyay-hadal-uu-sheegay-madaxweyne-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/16\/ururrada-siyaasadda-oo-soo-dhaweeyay-hadal-uu-sheegay-madaxweyne-biixi\/","title":{"rendered":"Ururrada Siyaasadda Oo Soo Dhaweeyay Hadal Uu Sheegay Madaxweyne Biixi"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa soo dhaweeyay Hadal uu Madaxweyne Muuse Biixi uu Salaasadii ku sheegay inay muhiim tahay in doorashada si deg-deg ah loo qabto.<\/p>\n<p>Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Xisbiyada Qaranku aanay doorasho geli karin, maaddaama oo uu wakhtigii sharciga ahaa ka dhamaaday, sidaa darteedna ay doorashada soo socota geli doonaan Saddexda Xisbi iyo Ururrada siyaasaddu.<\/p>\n<p>Hadalkaas ayay Ururrada siyaasaddu soo dhaweeyeen, waxayna u Mahad-celiyeen inuu ka badheedhay in la qabto doorashada Ururrada siyaasadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ururrada Siyaasadda Somaliland, ayaa soo dhaweeyay Hadal uu Madaxweyne Muuse Biixi uu Salaasadii ku sheegay inay muhiim tahay in doorashada si deg-deg ah loo qabto. Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Xisbiyada Qaranku aanay doorasho geli karin, maaddaama oo uu wakhtigii sharciga ahaa ka dhamaaday, sidaa darteedna ay doorashada soo socota geli doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/go-8217-aamo-ka-nixiyey-saddexda-xisbi-qaran-oo-ka-soo-yeedhay-ururada-siyaasada-somaliland-I4prjAHMaAo.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iF6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71742,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71740\/revisions\/71742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}