{"id":71668,"date":"2023-03-07T21:25:33","date_gmt":"2023-03-07T21:25:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71668"},"modified":"2023-03-07T21:25:33","modified_gmt":"2023-03-07T21:25:33","slug":"ujeeddada-dibed-baxyo-caawa-ka-dhacay-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/07\/ujeeddada-dibed-baxyo-caawa-ka-dhacay-hargeysa\/","title":{"rendered":"Ujeeddada Dibed-baxyo Caawa Ka Dhacay Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa Caawa ka dhacay Isku soo baxyo lagu taageerayo Nabadgalyada Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan ka Somaliland.<\/p>\n<p>Isku soo baxan oo ay ka qayb-qaateen Dad u badan dhalinyaro ah oo sita Calanka Somaliland, ayay dhallinyaradu ku muujiyeen sida ay muhiimka u tahay Nabadda Magaalada Laascaanood, una soo horjeedaan in Colaadda ka taagan halkaasi sii socoto.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan, ayaa iskugu soo baxay Fagaaraha Khayriyada ee Badhtamaha Hargeysa, ayaa iyagoo wejiyadooda farxadi ka muuqato, waxay sheegeen inay u taagan yihiin Nabadgalyo, horumar iyo in Wanaagga Somaliland sii waaro, iyagoo rejo wanaagsan ka muujiyey In dhibaatada ka taagan Laascaanood si deg-deg ah u dhamaato.<\/p>\n<p>Isku soo baxan nabadeed, ayaa sidan oo kale Xalay loogu qabtay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland.<\/p>\n<p>Dhalinyarada Somaliland oo intooda badan da&#8217;doodu ka yar tahay 30 Jir, ayay meel adag kaga taallaa Qaranimada Somaliland, waxayna ka soo horjeedaan Cid kasta oo wadda wax dhibaato ku ah Nabadgalyada iyo horumarkeeda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa Caawa ka dhacay Isku soo baxyo lagu taageerayo Nabadgalyada Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan ka Somaliland. Isku soo baxan oo ay ka qayb-qaateen Dad u badan dhalinyaro ah oo sita Calanka Somaliland, ayay dhallinyaradu ku muujiyeen sida ay muhiimka u tahay Nabadda Magaalada Laascaanood, una soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1678217519986.jpg?fit=400%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iDW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71670,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71668\/revisions\/71670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}