{"id":71634,"date":"2023-03-05T22:15:03","date_gmt":"2023-03-05T22:15:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71634"},"modified":"2023-03-05T22:17:38","modified_gmt":"2023-03-05T22:17:38","slug":"guushaada-iyo-guusha-cadawga-kala-garo-w-q-xildhibaan-mideeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/05\/guushaada-iyo-guusha-cadawga-kala-garo-w-q-xildhibaan-mideeye\/","title":{"rendered":"Guushaada Iyo Guusha Cadawga Kala Garo &#8211; W\/Q: Xildhibaan Mideeye"},"content":{"rendered":"<div class=\"tdc-header-wrap \">\n<div class=\"td-header-wrap td-header-style-6 \">\n<div class=\"td-header-menu-wrap-full td-container-wrap \">\n<div class=\"td-header-menu-wrap td-affix\">\n<div class=\"td-container td-header-row td-header-main-menu black-menu\">\n<div id=\"td-header-menu\" role=\"navigation\">\n<div class=\"td-main-menu-logo td-logo-in-menu td-logo-sticky\"><\/div>\n<div class=\"menu-main-container\"><strong>Guusha iyo Guul darrada maxaa lagu kala gartaa?<\/strong><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-main-content-wrap td-container-wrap\">\n<div class=\"td-container td-post-template-default \">\n<div class=\"td-pb-row\">\n<div class=\"td-pb-span8 td-main-content\" role=\"main\">\n<div class=\"td-ss-main-content\">\n<article id=\"post-101045\" class=\"post-101045 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-qormo\">\n<div class=\"td-post-content\">\n<ul>\n<li>Ma maalin dagaal iyo dhankee gacan sarreeyaa?<\/li>\n<li>Ma dhimasho ciidan iyo dhaawac badan baa?<\/li>\n<li>Ma dhawaaq, qaylo iyo cay, faan la kala dheereeyabaa?<\/li>\n<li>Ma duulaan ciidan iyo hubkoo darandooriyiyo rasaas dami weyday baa?<\/li>\n<li>Ma dareenka bulshada ku jira, dadweyne cadhaysan iyo dumarka buuqooda iyo dhankee dood badiyaybaa?<\/li>\n<li>Ma waxaad doonaysoo la waayay ama waxaad diidaysoo dhacay baa?<\/li>\n<li>Ma dib u gurasho xeel dagaal, aag laga soo diga rogtiyo, dib la isku habaynayaa?<\/li>\n<li>Ma goobaha difaaca hore, Tukaraq laga soo durkaa?<\/li>\n<li>Ma Laas-Caanood xaqdhawr, daaraha yaan lagu cartamin, banaanka ha la isku cuno ciidanku uga soo baxaa?<\/li>\n<li>Ma been run la moodi karo, warbaahinta lala dhex maray, wax\u00a0<strong><em>media<\/em><\/strong>\u00a0sheegaybaa?<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong><em>Maxaa kaaga baxay su\u2019aalahan\u2026.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Si aynu u garan karro guushu cidda ay raacday ama raaci doonto iyo jidka lagu gaadhi karo, marka hore waa in aynu fahamnaa;<\/p>\n<ul>\n<li>Waa maxay ujeedada dagaalkan laga leeyahay<\/li>\n<li>Yaa dagaalka hal abuurkiisa iyo qorshihiisa lahaa oo colaadan dabada ka riixaya<\/li>\n<li>Waa maxay marmarsiiyaha dagaalka loo adeegsaday ee dadka lagu abaabulay<\/li>\n<li>Waa ayo kooxaha iyo quwadaha kala duwan ee dagaalka ku jiraa, maxayse rabaan<\/li>\n<li>Waa ayo cadawga Jamhuuriyada Somaliland?<\/li>\n<\/ul>\n<p><em>Ma ila socotaa \u2026. wax ma kuu baxeen weli?<\/em><\/p>\n<div id=\"somal-1753159203\" class=\"somal-insideposts2\">\n<div id=\"somal-750356272\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?client=ca-pub-5875162571827327&amp;output=html&amp;h=320&amp;slotname=3479781492&amp;adk=2773090629&amp;adf=2007227639&amp;pi=t.ma~as.3479781492&amp;w=384&amp;lmt=1678047879&amp;rafmt=1&amp;armr=1&amp;format=384x320&amp;url=https%3A%2F%2Fsomalilandpost.net%2Fguushaada-iyo-guusha-cadawga-kala-garo-w-q-xildhibaan-mideeye%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=1&amp;rs=1&amp;rh=280&amp;rw=336&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;sfro=1&amp;wgl=1&amp;dt=1678053566891&amp;bpp=28&amp;bdt=3780&amp;idt=2260&amp;shv=r20230301&amp;mjsv=m202302280101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;prev_fmts=0x0%2C384x320&amp;nras=1&amp;correlator=6476055075760&amp;rume=1&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;ga_vid=1554413552.1678053567&amp;ga_sid=1678053569&amp;ga_hid=1631790963&amp;ga_fc=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=854&amp;u_w=385&amp;u_ah=854&amp;u_aw=385&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.875&amp;dmc=4&amp;adx=-27&amp;ady=2009&amp;biw=384&amp;bih=734&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=44759837%2C44777876%2C44759876%2C44759927%2C31072742%2C44774292%2C31061691%2C31061693&amp;oid=2&amp;pvsid=1995464309504671&amp;tmod=408519912&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=http%3A%2F%2Fm.facebook.com%2F&amp;fc=1920&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C385%2C0%2C384%2C734%2C384%2C734&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7CleEbr%7C&amp;abl=CS&amp;pfx=0&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;xpc=on2UDjCeMW&amp;p=https%3A\/\/somalilandpost.net&amp;dtd=2305\" name=\"aswift_2\" width=\"0\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" data-google-query-id=\"CJulttfkxf0CFVdGHQkd4esB9g\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<ul>\n<li>Dadkaygow ha fududaan<\/li>\n<li>Yaan dareenku ku hor kicin<\/li>\n<li>Yaan been lagugu dagin<\/li>\n<li>Hadba dhinac ha daymoon<\/li>\n<li>Fahan dulucda sheekada<\/li>\n<li>Qorshe durugsan weeyee<\/li>\n<li>Diiradaada aragtida<\/li>\n<li>Durki aad wax garatide<\/li>\n<\/ul>\n<p>Dadkaygow, waan ogahay intiina badani inay ila garanayaan jawaabaha afarta qodob ee sare balse aynu si waadixa oo cad iskula qeexno.<\/p>\n<ul>\n<li>Ujeedada colaada Gobolka Sool waa khalkhal gelinta amniga, curyaaminta horumarka iyo burburinta qaranimada JSL iyo guud ahaan beeninta riyada shacabka Somaliland hiigsanayeen una soo samrayeen mudada dheer oo la dareemay inay maanta soo ifayso taasina ay dad badan oo cadaw ah oo dunida guudkeeda ku dhaqan werwer, walaac iyo cabsi gelisay kana cadhaysiisay<\/li>\n<li>Qorshaha barnaamijka dagaalka waxaa curiyay iskuna dubariday laba qolo oo aad u kala duwan balse ay midaysay cadaawad ay u qabaan Jamhuuriyada Somaliland, kuwaasoo maanta jaantii iyo jiibtii isla helay.\u00a0<strong><em>Qolada kowaad<\/em><\/strong>\u00a0waa\u00a0<strong>Farmaajo<\/strong>\u00a0(Madaxweynihii hore ee Somalia) iyo kooxdiisii la magac baxday Nabad iyo Nolol (<em>waa hadhaagii faqashta<\/em>) oo sidii dhufayska ugu jiray dagaalkooduna salka ku hayo cuqdad guuna iyo colaad raagtay oo ka dhalatay aanada burburkii nidaamkii dawladii\u00a0<strong>Maxamed Siyaad Barre<\/strong>\u00a0oo ay mar labaad dib u soo celinteeda guclo orod ugu jiraan. Farmaajo iyo kooxdiisu waxay muddaba u xusul duubnaayeen dhamaystirka qabyadii qorshihiisii duminta iyo dibindaabyaynta dawladnimada iyo jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland wixii u qabsoomi waayay muddadii uu xilka hayay.\u00a0<strong><em>Qolada labaad<\/em><\/strong>\u00a0waa dawlada China ee ka midka ah quwadaha aduunka ugu waaweyn oo colaaddeedu aad uga da\u2019 yar tahay ugana duwan tahay tan reer Farmaajo. Colaada iyo ciilka dawlada China waxay ka abuurantay cadho uu keenay maseyr ama hinaase ay ka qaaday xidhiidhkii iskaashi ee dhexmaray dawladaha Somaliland iyo Taiwan, taasoo ay ugu sii biirtay qaadan waagii ka dhashay diidmadii qayaxnayd ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi si cad ugu gacan saydhay inay laaluush iyo ballanqaadyo dhaqaale kaga bedeshaan xidhiidhka Taiwan oo iyagu halkoodii galaan.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Iskaashiga awoodaha labadaa qolo ee dantoodu midaysay wuxuu hir geliyey abaabul colaadeed aad u baaxad weyn iyo duullaan culus oo lagu soo qaaday dalkan curdinka ee Somaliland kaasoo loogu soo duurxulay marmarsiiyo been abuura laguna jiheeyay degaan nabad iyo xasilooni ku jiray (<em>waa Laas Caanood iyo gobolka Sool<\/em>) oo aan dhibaato ka taagnayn laakiinse laga faa\u2019aydaystay dareenkooda tabasho ee xagga xukuumada iyo nabarro hore oo si fudud loo xoqi karayey<\/p>\n<ul>\n<li>Marmarsiiyaha beenta ah\u00a0<strong><em>(Escapegoat)<\/em><\/strong>\u00a0ee loo adeegsaday abaabulka colaada iyo kicinta dadweynuhu waa sawir qaldan oo laga dhigay in dawlada Somaliland xoog iyo cabudhin ku haysato gobolka Sool oo dadka degaanku ku dulman yihiin\u00a0<strong><em>(victims of oppression)<\/em><\/strong>. Sidoo kale, dad mudankii bulshada ahaa oo badankoodu dawlada Somaliland xilal u hayeen ama taageersanaayeen oo muddo dheer si qarsoodiya oo qorshaysan loogu laynayay magaalada Laas-Caanood ayaa looga dhigay inay dawlada Somaliland dadka si hoose u laysay sidaasaana dadweynihii laga dhaadhiciyay oo lagu kiciyay inay gadoodaan<\/li>\n<li>Kooxaha Laas-Caanood iyo gobolka Sool ka dagaalamaya ee ciidamada qaranka Somaliland weerarada isdabajooga ah haya waxaa ka mid ah;\u00a0<strong>a)<\/strong>\u00a0maleeshiyaad degaanka ka soo jeeda oo barnaamij qaldan laga dhaadhiciyay, la abaabulay, lana hubeeyay,\u00a0<strong>b)<\/strong>\u00a0kooxo xagjir ah oo fursadi u muuqatay,\u00a0<strong>c)<\/strong>\u00a0ciidamo lagu soo tababaray wadamada Eritrea, Turkey iyo Qadar oo Farmaajo iyo kooxdiisu soo diyaariyeen,\u00a0<strong>d)<\/strong>\u00a0ciidamo ka socda maamul goboleedka Puntland oo horeba ugu doodaysay in gobolada SSC iyagu qabiil ahaan u leeyihiin,\u00a0<strong>e)<\/strong>\u00a0ciidamo qabiilaysan oo ka kala yimi\u00a0<strong>Ethiopia<\/strong>,\u00a0<strong>Somalia<\/strong>\u00a0iyo\u00a0<strong>Kenya<\/strong>\u00a0kuwaasoo lagu qalday inay dagaalka beelo isku hayaan sidaa darteedna magaca DAAROOD ugu hiilinaya walaaalahood Dhulbahante oo ka ridaya qabiil la yidhaa ISAAQ oo loogu sheegay inay Dhulbahante gumaystaan dhulkoodana xoog ku haystaan.\u00a0<strong><em>Waa been cad oo run looga dhigay<\/em><\/strong><\/li>\n<li>Cadawga Somaliland maaha Dadweynaha reer Sool, maaha Dhulbahante, maaha beelo iyo abtirsiin gaara, maaha mucaaridka gudaha Somaliland ee xukuumada dhaliila. Cadawga Somaliland waa Kooxda Farmaajo iyo dawlada China oo colaadan soo abaabulay dabadana ka riixaya. Cadawga Somaliland waa cid kasta oo Laas-Caanood dibada kaga soo duushay oo colaada ka qaybgashay sida; kooxaha argagixisada Alshabab, kooxaha beelaysan ama qabiilaysan ee sida qaldan iyo hiilka qaawan ee qabyaaladeed dagaalka ku soo galay. Cadawga Somaliland waa cid kasta oo diiddan nabadda iyo wadahadalka sida; Garaadada iyo guddiga 33-ka ah ee colaada horkacaya iyo cid kasta oo fitna abuurka iyo colaada ku taageeraysa hadii ay dibeda ka yimaadeen iyo hadii ay reer Somaliland yihiinba. Cadawga Somaliland waa cid kasta oo ka shaqaynaysa kala qaybinta iyo kala qoqobka bulshada walaalaha ah ee reer Somaliland hadii ay dibeda kaga yimaadeen iyo hadii ay gudaheena yihiinba.<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong><em>Dadkaygow weli ma ila socotaan \u2026. hadda wax ma idiin baxeen \u2026. ma fahamteen dulucda sheekada dagaalka iyo sida wax u socdaan \u2026.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Qorshaha isbahaysiga China iyo kooxda Farmaajo waxa kale oo ka mid ah in bulshada reer Somaliland la kala jajabiyo la iskana horkeeno iyadoo magacyo qabiil lagu kala saarayo isla markaana loo buunbuuninayo khilaafyada siyaasadeed ee ka dhexeeya xisbiyada mucaaridka ah iyo Xukuumada si wadajirka bulshada iyo awooda midnimada qaranka loo daciifiyo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_3\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;client=ca-pub-5875162571827327&amp;output=html&amp;h=320&amp;adk=211703998&amp;adf=849060490&amp;pi=t.aa~a.829776362~i.31~rp.4&amp;w=384&amp;lmt=1678047879&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3637749077&amp;ad_type=text_image&amp;format=384x320&amp;url=https%3A%2F%2Fsomalilandpost.net%2Fguushaada-iyo-guusha-cadawga-kala-garo-w-q-xildhibaan-mideeye%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=1&amp;pra=3&amp;rh=287&amp;rw=344&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;sfro=1&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;dt=1678053570561&amp;bpp=31&amp;bdt=7450&amp;idt=32&amp;shv=r20230301&amp;mjsv=m202302280101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D1fd69f94b5c01fd1-223d40d22cdc001b%3AT%3D1678053569%3ART%3D1678053569%3AS%3DALNI_MbJqPiSt76KbZ-r4UPb3145M8bf9g&amp;gpic=UID%3D00000be7f0663189%3AT%3D1678053569%3ART%3D1678053569%3AS%3DALNI_MYsQYZVkNPhk2PhzBUJMvnMjWlINg&amp;prev_fmts=0x0%2C384x320%2C384x320%2C344x753&amp;nras=3&amp;correlator=6476055075760&amp;rume=1&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;ga_vid=1554413552.1678053567&amp;ga_sid=1678053569&amp;ga_hid=1631790963&amp;ga_fc=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=854&amp;u_w=385&amp;u_ah=854&amp;u_aw=385&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.875&amp;dmc=4&amp;adx=0&amp;ady=5530&amp;biw=384&amp;bih=734&amp;scr_x=0&amp;scr_y=591&amp;eid=44759837%2C44777876%2C44759876%2C44759927%2C31072742%2C44774292%2C31061691%2C31061693&amp;oid=2&amp;pvsid=1995464309504671&amp;tmod=1875388546&amp;uas=3&amp;nvt=1&amp;ref=http%3A%2F%2Fm.facebook.com%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C385%2C0%2C384%2C734%2C384%2C734&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;ifi=4&amp;uci=a!4&amp;btvi=3&amp;fsb=1&amp;xpc=IvsNdZI6Ga&amp;p=https%3A\/\/somalilandpost.net&amp;dtd=15227\" name=\"aswift_3\" width=\"384\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!4\" data-google-query-id=\"CM7imN_kxf0CFVBJHQkdxQwIMA\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Haddaba, Dadkaygow guusha cadawga garanay oo waa in qorshahoodu u hirgalo oo midnimada, wadajirka iyo qaranimada Jamhuuriyada Somaliland la baabiiyo.<\/p>\n<p><strong><em>Markaa guusheenu waa maxay?<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Guusha Qaranku waa in aan cadawga qorshihiisu u hirgelin oo midnimada, wadajirka iyo qaranimada Somaliland quwad yeelato, riyada shacabkuna rumowdo.<\/p>\n<p>Hadaba, dadkayga reer\u00a0 Somaliland-oow si aynu u gaadhno guusheena waa in aan dhamaanteen rag iyo dumar, dhallinyar iyo waayeel, beelo iyo ururro, shacbi iyo dawlad, xukuumad iyo xisbiyo, mucaarid iyo muxaafid iyo qof kasta caqli iyo garaad ku jiro waa in aynu\u00a0<strong>mid qudha noqonaa,<\/strong>\u00a0dhan u wada jeesanaa, gacmaha isqabsanaa oo\u00a0<strong>DIFAACA QARANKA<\/strong>\u00a0isku kaashanaa.<\/p>\n<p>Dadkaygow, ma kala maarano waayo, doon baynu wada saaranahay oo ama waynu wada degi ama waynu wada bedbaadaynaa<strong><em>.<\/em><\/strong><\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" aria-label=\"Advertisement\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_4\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;us_privacy=1---&amp;client=ca-pub-5875162571827327&amp;output=html&amp;h=320&amp;adk=211703998&amp;adf=2827766885&amp;pi=t.aa~a.829776362~i.41~rp.4&amp;w=384&amp;lmt=1678047879&amp;num_ads=1&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3637749077&amp;ad_type=text_image&amp;format=384x320&amp;url=https%3A%2F%2Fsomalilandpost.net%2Fguushaada-iyo-guusha-cadawga-kala-garo-w-q-xildhibaan-mideeye%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=1&amp;pra=3&amp;rh=287&amp;rw=344&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;sfro=1&amp;wgl=1&amp;fa=27&amp;dt=1678053570637&amp;bpp=30&amp;bdt=7526&amp;idt=31&amp;shv=r20230301&amp;mjsv=m202302280101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D1fd69f94b5c01fd1-223d40d22cdc001b%3AT%3D1678053569%3ART%3D1678053569%3AS%3DALNI_MbJqPiSt76KbZ-r4UPb3145M8bf9g&amp;gpic=UID%3D00000be7f0663189%3AT%3D1678053569%3ART%3D1678053569%3AS%3DALNI_MYsQYZVkNPhk2PhzBUJMvnMjWlINg&amp;prev_fmts=0x0%2C384x320%2C384x320%2C344x753%2C384x320&amp;nras=4&amp;correlator=6476055075760&amp;rume=1&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;ga_vid=1554413552.1678053567&amp;ga_sid=1678053569&amp;ga_hid=1631790963&amp;ga_fc=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=854&amp;u_w=385&amp;u_ah=854&amp;u_aw=385&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.875&amp;dmc=4&amp;adx=0&amp;ady=6502&amp;biw=384&amp;bih=734&amp;scr_x=0&amp;scr_y=3429&amp;eid=44759837%2C44777876%2C44759876%2C44759927%2C31072742%2C44774292%2C31061691%2C31061693&amp;oid=2&amp;pvsid=1995464309504671&amp;tmod=1875388546&amp;uas=1&amp;nvt=1&amp;ref=http%3A%2F%2Fm.facebook.com%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C385%2C0%2C384%2C734%2C384%2C734&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;ifi=5&amp;uci=a!5&amp;btvi=4&amp;fsb=1&amp;xpc=ZDQGcgZq5h&amp;p=https%3A\/\/somalilandpost.net&amp;dtd=18570\" name=\"aswift_4\" width=\"384\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!5\" data-google-query-id=\"CMuu6eDkxf0CFSpFHQkd-m8OTQ\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p><strong><em>Garawso midhkaa muwaadin oo maanta u hiili qarankaaga<\/em><\/strong><\/p>\n<p>GUUL iyo GOBANIMO<\/p>\n<p>By Xil Mideeye<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guusha iyo Guul darrada maxaa lagu kala gartaa? Ma maalin dagaal iyo dhankee gacan sarreeyaa? Ma dhimasho ciidan iyo dhaawac badan baa? Ma dhawaaq, qaylo iyo cay, faan la kala dheereeyabaa? Ma duulaan ciidan iyo hubkoo darandooriyiyo rasaas dami weyday baa? Ma dareenka bulshada ku jira, dadweyne cadhaysan iyo dumarka buuqooda iyo dhankee dood badiyaybaa? [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-71634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot_20230306-010153_Messenger.jpg?fit=579%2C380&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iDo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71634"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71638,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71634\/revisions\/71638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}