{"id":71608,"date":"2023-03-04T19:18:55","date_gmt":"2023-03-04T19:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71608"},"modified":"2023-03-04T19:20:23","modified_gmt":"2023-03-04T19:20:23","slug":"cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/04\/cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"CIRRO Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ku baaqay in miiska wada-hadalka lagu xaliyo colaadda Laascaanood, isaga oo Xukuumada talo- xumo ku eedeeyay.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiigga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha wax la aqbali karo, waana xaalad murugo, tiiraanyo iyo uurku taalo leh, oo umada reer Somaliland oo dhani ka xuntahay&#8221;.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaam-Cirro waxa uu sidoo kale maamul goboleeedka Puntland ku eedeeyay in uu duulaan ku soo qaaday Somaliland, dhanka kalena ciidamada ayuu bogaadiyay isaga oo sheegay in ay iska difaaceen dulaanka Puntland &#8220;Xisbiga Waddani waxa uu si adag u cambaaraynayaa duulaanka farogalinta ah, ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ku soo qaaday gudaha Somaliland, xisbiga Waddani waxa uu bogaadinayaa Ciidamada Qaranka Somaliland in ay iska difaaceen duulaanka gardarada ah&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ku baaqay in miiska wada-hadalka lagu xaliyo colaadda Laascaanood, isaga oo Xukuumada talo- xumo ku eedeeyay. Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiigga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71608","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/IMG_3ED2C3-AA7580-655AF6-235597-9DD497-7C5029.jpg?fit=389%2C442&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iCY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71609,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71608\/revisions\/71609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}