{"id":71606,"date":"2023-03-04T19:12:10","date_gmt":"2023-03-04T19:12:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71606"},"modified":"2023-03-04T19:12:10","modified_gmt":"2023-03-04T19:12:10","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-sheegay-in-shirar-beeleedyadu-fursad-siinayaan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/04\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-sheegay-in-shirar-beeleedyadu-fursad-siinayaan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Shirar Beeleedyadu Fursad Siinayaan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa u duur-xulay Madax-dhaqameedka iyo Dadka qaska ka wada Magaalada Laascaanood ee Somaliland, waxaanu sheegay shirarka beeluhu qabsanayaan in ayna xal u ahayn tabashada ay ka qabaan Dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in tabashooyinka beeluhu ay fursad siinayaan kooxda Al-shabab, sidoo kalena ay yihiin hadafka Alshabaab ee ah in Dowladda iyo dadka iska hor yimaadaan.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay tabasho kaste oo la qabo in loo baahan yahay in lagu dhex xalliyo Dowladda dhexdeeda, wuxuu sheegay cid kaste inay wakiil ku leedahay hay&#8217;adaha dowladda<\/p>\n<p>\u201cTabashada beeluhu xal keeni mayso ama idaacad ka qeyliya ama dibadda dalka uga baxa. Waxa ugu dambeeya ee ay dhalayso waa inaan la dagaalanka Al-shabaab ka mashquulno,\u201d ayuu yidhi madaxweyne Xasan Sheikh.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Xasan Sheikh ayaa yimid iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qaar kamid ah beeluhu ka cabanayeen habka wax qeybsiga Dowladda Soomaaliya, sidoo kalena shir Madax-dhaqameedka Sool ku qabteen Laascaanood uu sababay dagaal, kaasi oo dunidu ogaatay in Al-shabaab ku lug leedahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa u duur-xulay Madax-dhaqameedka iyo Dadka qaska ka wada Magaalada Laascaanood ee Somaliland, waxaanu sheegay shirarka beeluhu qabsanayaan in ayna xal u ahayn tabashada ay ka qabaan Dowladda. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in tabashooyinka beeluhu ay fursad siinayaan kooxda Al-shabab, sidoo kalena ay yihiin hadafka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/madaxwayne-Xasan-Sheekh.jpg?fit=562%2C311&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iCW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71607,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71606\/revisions\/71607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}