{"id":71603,"date":"2023-03-04T19:09:58","date_gmt":"2023-03-04T19:09:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71603"},"modified":"2023-03-04T19:09:58","modified_gmt":"2023-03-04T19:09:58","slug":"diyaaradaha-ciidanka-maraykanka-oo-laba-jeer-fadhiistay-degmada-caynaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/03\/04\/diyaaradaha-ciidanka-maraykanka-oo-laba-jeer-fadhiistay-degmada-caynaba\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Ciidanka Maraykanka Oo Laba Jeer Fadhiistay Degmada Caynaba"},"content":{"rendered":"<p>Caynaba (Arabsiyo) &#8211; laba ka mid ah Diyaaradaha Ciidanka Millateriga ee Dalka Maraykanka, ayaa fadhiistay duleedka degmada Caynaba ee Gobolka Saraar ee Somaliland.<\/p>\n<p>Diyaaradahan oo si gaar gaar ah halkaas u tagay Khamiistii iyo Jimcaha, ayaa ah nooca qaada Xamuulka iyo Ciidammada ee loo yaqaano Hercules C-130.<\/p>\n<p>Diyaaradda 1-aad, ayaa Jabuuti ka soo kacday 3-dii, waxayna Duleedka Caynaba fadhiisatay Khamiistii, markay Saacadda bariga Afrika ahayd 4:20.<\/p>\n<p>Diyaaradda 2-aad, ayaa Caynaba fadhiisatay<\/p>\n<p>Subaxnimadii Jimcihii Saacadda bariga Afrika markay ahayd 07:43 Subaxnimo.<\/p>\n<p>Diyaaradahan oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Dawladda Maraykanka, ayaa ka soo kicitimay Fadhiisinka Ciidammada Maraykanku ku leeyihiin Dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Diyaaradahan Ciidan oo la rumaysan yahay inay la socdeen saraakiil Maraykan ah, ayaan la ogayn ujeeddada ay halkaas u tageen, waxaase Khadadka lagala socdo diyaaradaha iskaga kala guusha dunidu muujinayaa in Diyaaradahani ay bakhtiisteen Raadaarka, taasi oo ka dhigan in aad loo ilaalinayey Xogta duulimaadyada diyaaradahani ku tageen degmada Caynab ee Somaliland.<\/p>\n<p>Frank David, oo ah sarkaal ka tirsan Ciidamada Cirka Maraykanka, wakiilna ka ah Madaxa Saldhigga Ciidamada Maraykanka ee Jabuuti, ayaa sheegay in ay yihiin duulimaadkii 2aad ee Ciidamada Cirka Maraykanka ay ku yimaaddeen Caynaba muddo ka yar 24 saacadood.<\/p>\n<p>Diyaaradaha Ciidan ee tagay Caynaba, ayaa ku soo beegmaya xilli Colaadi ka taagan tahay Magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ku dagaalamayaan Ciidamada Qaranka Somaliland iyo kooxo Nabad-diid ah oo gacan ka helaya Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dawladaha Maraykanka iyo Somaliland, ayaa leh iskaashi dhinaca amaanka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caynaba (Arabsiyo) &#8211; laba ka mid ah Diyaaradaha Ciidanka Millateriga ee Dalka Maraykanka, ayaa fadhiistay duleedka degmada Caynaba ee Gobolka Saraar ee Somaliland. Diyaaradahan oo si gaar gaar ah halkaas u tagay Khamiistii iyo Jimcaha, ayaa ah nooca qaada Xamuulka iyo Ciidammada ee loo yaqaano Hercules C-130. Diyaaradda 1-aad, ayaa Jabuuti ka soo kacday 3-dii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/images-36.jpeg?fit=279%2C180&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iCT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71605,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71603\/revisions\/71605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}