{"id":716,"date":"2014-12-03T14:51:21","date_gmt":"2014-12-03T14:51:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=716"},"modified":"2014-12-03T14:51:21","modified_gmt":"2014-12-03T14:51:21","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-u-baxay-ka-qayb-galka-caleema-saarka-shariif-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-u-baxay-ka-qayb-galka-caleema-saarka-shariif-xasan\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo u baxay ka Qayb galka Caleema Saarka Shariif Xasan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho[AN]\u00a0\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya oo u baxay ka Qayb galka Caleema Saarka Shariif Xasan<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka socoto xaflada caleema saare Madaxweynah maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo bishii hore loo doortay.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha oo ka mid yihiin wasiiro iyo xildhibaano waxaa Garoonka Aadan Cadde ku sagootiyey wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa horay u taageeray doorashadii Baydhabo ka dhacday isagoo soo dhaweeyey madaxweynaha xilka ku guuleystay oo uu sheegay in uu yahay ruux hanan kara xilkan.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho[AN]\u00a0\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliya oo u baxay ka Qayb galka Caleema Saarka Shariif Xasan Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka socoto xaflada caleema saare Madaxweynah maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo bishii hore loo doortay. Wafdiga Madaxweynaha oo ka mid yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-by","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=716"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/716\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}