{"id":7148,"date":"2015-03-02T11:29:40","date_gmt":"2015-03-02T11:29:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7148"},"modified":"2015-03-02T11:29:40","modified_gmt":"2015-03-02T11:29:40","slug":"doorashada-barlamaanka-masar-oo-dib-loo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/02\/doorashada-barlamaanka-masar-oo-dib-loo-dhigay\/","title":{"rendered":"Doorashada Barlamaanka Masar Oo Dib Loo Dhigay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150301103333_150301_egypt_court_parliamentary_law_640x360_epa_nocredit-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7152\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150301103333_150301_egypt_court_parliamentary_law_640x360_epa_nocredit-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"150301103333_150301_egypt_court_parliamentary_law_640x360_epa_nocredit-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Gudiga doorashada ee Masar ayaa sheegay inuu ka shaqaynayo waqtigii la qaban lahaa doorashada baarlamaanka oo ahayd in la qabto bishan. Horaantii, maxkamada sare ee Masar ayaa go\u2019aan ku gaadhay sharci ku saabsan micnaha xaafadaha laga soo dooranayo xubnaha baarlamaanka inay dastuurka ka soo horjeedo. arrintan ayaa keenaysa inay daahiso doorashada.<\/h2>\n<h2>Madaxweyne Abdul Fattah al Sisi ayaa go\u2019aanka kadib amray in sharci cusub dib loo qoro bil gudaheed.<\/h2>\n<h2>Masar ayaa ahayd baarlamaan la\u2019aan tan iyo 2012-kii markii maxkamad ay kala dirtay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudiga doorashada ee Masar ayaa sheegay inuu ka shaqaynayo waqtigii la qaban lahaa doorashada baarlamaanka oo ahayd in la qabto bishan. Horaantii, maxkamada sare ee Masar ayaa go\u2019aan ku gaadhay sharci ku saabsan micnaha xaafadaha laga soo dooranayo xubnaha baarlamaanka inay dastuurka ka soo horjeedo. arrintan ayaa keenaysa inay daahiso doorashada. Madaxweyne Abdul Fattah al [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7152,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Ri","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7148"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7148\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}