{"id":7147,"date":"2015-03-02T11:28:01","date_gmt":"2015-03-02T11:28:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7147"},"modified":"2015-03-02T11:28:01","modified_gmt":"2015-03-02T11:28:01","slug":"diyaarad-laga-leeyahay-iran-oo-sanado-badan-ka-dib-markii-ugu-horaysay-soo-caga-dhigatay-sanca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/02\/diyaarad-laga-leeyahay-iran-oo-sanado-badan-ka-dib-markii-ugu-horaysay-soo-caga-dhigatay-sanca\/","title":{"rendered":"Diyaarad Laga Leeyahay Iran Oo Sanado Badan Ka Dib Markii Ugu Horaysay Soo Caga-dhigatay Sanca"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150222194150_yemen_protests_512x288_afp-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7149\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150222194150_yemen_protests_512x288_afp-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"150222194150_yemen_protests_512x288_afp-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Diyaarad laga leeyahay dalka Iran ayaa ka soo degtay magaalo madaxda Yemen ee Sanca markii u horaysay sanado badan.<\/h2>\n<h2>Diblomaasiyiin sare oo reer Iran ah ayaa ka hortagay, si ay u soo dhaweeyaan diyaarada oo timid toddobaadyo kadib markii ay Shiicada Xuutiga magaalada ay qabsadeen .<\/h2>\n<h2>Diyaarada ayaa waday gargaar caafimaad iyo shaqaale Bisha Cas ee Iran.<\/h2>\n<h2>Wakiilo Xuuthiyiin ah ayaa u duuli doona Iran toddobaadkan. Madaxweynihii Yemen iyo qaar ka mid ah wasiiradiisii qaarkood ayaa ka tagay Sanca markii Xuutiyiintu ay qabsadeen,si ay uga sameeyaan dowlad magaalada Cadan.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad laga leeyahay dalka Iran ayaa ka soo degtay magaalo madaxda Yemen ee Sanca markii u horaysay sanado badan. Diblomaasiyiin sare oo reer Iran ah ayaa ka hortagay, si ay u soo dhaweeyaan diyaarada oo timid toddobaadyo kadib markii ay Shiicada Xuutiga magaalada ay qabsadeen . Diyaarada ayaa waday gargaar caafimaad iyo shaqaale Bisha Cas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7149,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7147","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Rh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7147"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7147\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}