{"id":71430,"date":"2023-02-12T18:48:11","date_gmt":"2023-02-12T18:48:11","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71430"},"modified":"2023-02-12T18:49:29","modified_gmt":"2023-02-12T18:49:29","slug":"itoobiya-oo-ka-cadhootay-askarta-kililka-soomaalida-oo-dagaalka-ka-qayb-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/12\/itoobiya-oo-ka-cadhootay-askarta-kililka-soomaalida-oo-dagaalka-ka-qayb-galay\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Ka Cadhootay Askarta Kililka Soomaalida Oo Dagaalka Ka Qayb-galay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Federaalka ah ee Itoobiya, ayaa Ciidammadeeda Millateriga keentay Xuduudka Buuhoodle, si ay uga hor-tagaan In kooxaha Argagixisada ah ee dagaalka Laascaanood qaybta ka ahi dalkeeda u gudbaan.<\/p>\n<p>Ciidammada Federaalka Itoobiya, ayaa halkaa la geeyay, ka dib markii Kuwa Liyuu Booliska ee Kililka Shanaad ee Itoobiya oo halkaa ku sugnaa ay ka qayb-qaateen dagaalka isla-markaana iyagoo hayb ahaan ku socda ay dhinaca saareen Maleeshiyaadka ka amar qaadanaya Garaaddadii Laascaanood ku shiray.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in dhammaan Ciidamadii Liyuu-ga laga qaaday xuduudka Buuhoodle, ka dib markii dagaalka ay la galeen Ciidammada Somaliland lagaga dilay Askar ka badan 20, lagana qabtay illaa 17 kale.<\/p>\n<p>Dawladda Federaalka Itoobiya oo ka cadhootay sababta Liyuu-gu uga qayb-galeen dagaalka Laascaanood, ayaa markaa ka dib gabi ahaanba xuduudka Buuhoodle soo dhoobtay Ciidan Millateri ah, halka Liyuu dib loogu celiyey deegaanadii markii hore laga soo qaaday.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa, in Dawladda Itoobiya indhaha ku hayso dagaalka Laascaanood, si dagaalemayaasha kooxaha Al-shabaab ee colaadda Laascaanood qaybta ahi aanay ugu tallaabin dhanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Itoobiya iyo Somaliland oo wadaaga xuduud dheer, ayaa leh iskaashi dhinaca amaanka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Federaalka ah ee Itoobiya, ayaa Ciidammadeeda Millateriga keentay Xuduudka Buuhoodle, si ay uga hor-tagaan In kooxaha Argagixisada ah ee dagaalka Laascaanood qaybta ka ahi dalkeeda u gudbaan. Ciidammada Federaalka Itoobiya, ayaa halkaa la geeyay, ka dib markii Kuwa Liyuu Booliska ee Kililka Shanaad ee Itoobiya oo halkaa ku sugnaa ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/images-33.jpeg?fit=259%2C195&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iA6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71431,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71430\/revisions\/71431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}