{"id":71425,"date":"2023-02-12T18:39:48","date_gmt":"2023-02-12T18:39:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71425"},"modified":"2023-02-12T18:40:26","modified_gmt":"2023-02-12T18:40:26","slug":"maraykanka-oo-lagaga-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/12\/maraykanka-oo-lagaga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Lagaga Hadlay Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Ku-xigeenkii hore ee Ergayga Maraykanka u qaabilsan Afrika Tibor Nagy, ayaa ka hadlay dagaalka Maalintii 7-aad ka socda Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolkaa Sool ee Somaliland.<\/p>\n<p>Ambassador Tibor Nagy, ayaa sheegay inay Wax laga xumaado tahay In Somaliland oo Sawir Wanaagsan u ahayd Dalalka bariga Afrika uu Magaalo ka mid ah uu dagaal ka socdo muddo.<\/p>\n<p>Tibor Nagy, wuxuu Xukuumadda Somaliland u soo jeediyey inay Saxaafadda u fasaxdo Magaalada Laascaanood, si loo soo bandhigo xaqiiqada dagaalka ka socda Laascaanood, maaddaama oo ay jiraan eedaymo la xidhiidha Gabood-falo Bani-aadminimo.<\/p>\n<p>&#8220;Dawladda Somaliland, waa in ay si buuxda u daah-furtaa oo u ogolaataa warbaahinta..&#8221; ayuu yidhi Ambassador Tibor, si Caalamka loogu soo bandhigo Xaqiiqada dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Somaliland, ayaa u baahan inay Warbaahinta Caalamiga ah u fasaxdo Laascaanood, si loo soo bandhigo kooxaha Argagixisada ah ee dagaalka qaybta ka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Ku-xigeenkii hore ee Ergayga Maraykanka u qaabilsan Afrika Tibor Nagy, ayaa ka hadlay dagaalka Maalintii 7-aad ka socda Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolkaa Sool ee Somaliland. Ambassador Tibor Nagy, ayaa sheegay inay Wax laga xumaado tahay In Somaliland oo Sawir Wanaagsan u ahayd Dalalka bariga Afrika uu Magaalo ka mid ah uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-62.jpeg?fit=183%2C275&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iA1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71425"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71427,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71425\/revisions\/71427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}