{"id":71410,"date":"2023-02-11T19:00:45","date_gmt":"2023-02-11T19:00:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71410"},"modified":"2023-02-11T19:00:45","modified_gmt":"2023-02-11T19:00:45","slug":"xukuumadda-oo-beenisay-in-dad-reer-sool-ah-lagu-waxyeeleeyay-gobollada-kale-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/11\/xukuumadda-oo-beenisay-in-dad-reer-sool-ah-lagu-waxyeeleeyay-gobollada-kale-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Beenisay In Dad Reer Sool Ah Lagu Waxyeeleeyay Gobollada Kale Ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Warar Borobagaando ah oo lagu sheegay in Dad ka soo jeeda Gobolka Sool lagu waxyeeleeyay Gobollada kale ee Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Wararka aadka loo faafiyey ee sheegaya in Dad Sool ka soo jeeda lagu dhibaateeyay Gobolada kale ee dalka.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in Dadka Wararka noocaas ah faafinayaa doonayaan in Dadka la kala dilo, ai Ummaddu u kala fogaato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Warar Borobagaando ah oo lagu sheegay in Dad ka soo jeeda Gobolka Sool lagu waxyeeleeyay Gobollada kale ee Somaliland. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Wararka aadka loo faafiyey ee sheegaya in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-61.jpeg?fit=226%2C223&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-izM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71412,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71410\/revisions\/71412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}