{"id":71407,"date":"2023-02-11T18:58:54","date_gmt":"2023-02-11T18:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71407"},"modified":"2023-02-11T18:58:54","modified_gmt":"2023-02-11T18:58:54","slug":"golaha-guurtida-oo-ka-hadlay-sababta-aanu-xilligan-arrinta-laascaanood-u-galaynin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/11\/golaha-guurtida-oo-ka-hadlay-sababta-aanu-xilligan-arrinta-laascaanood-u-galaynin\/","title":{"rendered":"Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Sababta Aanu Xilligan Arrinta Laascaanood U Galaynin"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in aanay haysan Kalsooni ay kaga qayb-qaataan Daminta Xaaladda Laascaanood.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo Maanta Shir-guddoomiyey fadhigii Golaha Guurtida ee Maanta, ayaa sheegay in Golaha Guurtidu uu arrinta Laascaanood xilligan geli karin, maaddaama oo Xabad-joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday ay reer Laascaanood u arkeen khiyaamo isla-markaana mar kale weerareen Ciidammada Qaranka Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in aanay haysan Kalsooni ay kaga qayb-qaataan Daminta Xaaladda Laascaanood. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo Maanta Shir-guddoomiyey fadhigii Golaha Guurtida ee Maanta, ayaa sheegay in Golaha Guurtidu uu arrinta Laascaanood xilligan geli karin, maaddaama oo Xabad-joojintii Xukuumaddu ku dhawaaqday ay reer Laascaanood u arkeen khiyaamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-58.jpeg?fit=268%2C188&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-izJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71409,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71407\/revisions\/71409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}