{"id":71403,"date":"2023-02-10T18:34:28","date_gmt":"2023-02-10T18:34:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71403"},"modified":"2023-02-10T18:36:09","modified_gmt":"2023-02-10T18:36:09","slug":"maraykanka-oo-si-taxader-leh-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/10\/maraykanka-oo-si-taxader-leh-uga-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Waaxda Arrimaha Afrika ee Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay &#8220;in aan la aqbalaynin duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah&#8221;, iyagoo sheegay in ay tahay &#8220;wax aan la aqbali karin, oo ay tahay in la joojiyo.&#8221;<\/p>\n<p>Waaxda ayaa ku baaqday in si deg-deg ah loo qaboojiyo colaadda ka socota magaalada Laascaanood, lana ilaaliyo dadka rayidka ah iyo in aan la carqaladayn gargaarka bini&#8217;aadantinimada.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in xiisadda si wadahadal ah lagu dhammeeyo.<\/p>\n<p>Waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday magaalada Laascaanood dagaal dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.<\/p>\n<p>Dagaalkaas ayaa sababay barakac xoog leh, iyadoo ay dadku u qaxayaan deegaannada nabadoon ee u dhow Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Waaxda Arrimaha Afrika ee Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay &#8220;in aan la aqbalaynin duqeymaha aan loo meel dayin ee lagu hayo dadka rayidka ah&#8221;, iyagoo sheegay in ay tahay &#8220;wax aan la aqbali karin, oo ay tahay in la joojiyo.&#8221; Waaxda ayaa ku baaqday in si deg-deg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/photo-1499696562547-dbe51006e1bb.jpeg?fit=1000%2C1504&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-izF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71404,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71403\/revisions\/71404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}