{"id":71390,"date":"2023-02-09T14:00:52","date_gmt":"2023-02-09T14:00:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71390"},"modified":"2023-02-09T14:03:47","modified_gmt":"2023-02-09T14:03:47","slug":"masiibo-kale-oo-ka-dhacday-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/09\/masiibo-kale-oo-ka-dhacday-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Masiibo Kale Oo Ka Dhacday Dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Turkey (Arabsiyo) &#8211; Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Dabkan, ayaa lagu guuleystay in la damiyo, Sida ay sheegtay wasaarada gaashaandhiggu.<\/p>\n<p>Dabka ka kacay magaalada Iskenderun oo ku taal xeebta Mediterranean-ka ee Turkiga ayaa waxaa uu ka dhashay dhulgariirkii Isniintii ku dhuftay qeybo ka mid ah dalkaasi.<\/p>\n<p>Boqollaal koontiinar,ayaa dab qabsaday, isla-markaana waxaa ka dhashay qiiq badan.<\/p>\n<p>Inkastoo la sheegayo in dabka la damiyay, haddana Warbaahintu waxay sheegeen inuu weli uu goobta qiiq ka baxayo goobtaasi.<\/p>\n<p>Wasaaradda gaashaandhigga Dalka Turkiga, ayaa sheegtay in diyaarado helicopter ah iyo diyaarado militari loo adeegsaday si ay gacan uga geystaan \u200b\u200bxakameynta dabka.<\/p>\n<p>Dhammaan howlihii dekadda ayaa la hakiyay.<\/p>\n<p>Turkiga waxa Isniintii ku dhuftay Dhul-gariir sababay dhimashada Dad gaadhaya 11 kun Qof, ka dib markii uu ku dhuftay 6 Magaalo.<\/p>\n<p>Dhul-gariirkaas, ayaa sidoo kale ka dhacay 3 Magaalo oo ku yaalla Suuriya oo xuduud la leh Turkiga, waxaana sidaas oo kale uu sababay khasaare baaxad leh.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey (Arabsiyo) &#8211; Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn dalka Turkiga. Dabkan, ayaa lagu guuleystay in la damiyo, Sida ay sheegtay wasaarada gaashaandhiggu. Dabka ka kacay magaalada Iskenderun oo ku taal xeebta Mediterranean-ka ee Turkiga ayaa waxaa uu ka dhashay dhulgariirkii Isniintii ku dhuftay qeybo ka mid ah dalkaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71392,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bb0428cd-ee84-4adc-8690-53b9abc3ca96.jpg?fit=624%2C362&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-izs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71391,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71390\/revisions\/71391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}