{"id":71387,"date":"2023-02-09T13:50:09","date_gmt":"2023-02-09T13:50:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71387"},"modified":"2023-02-09T13:50:09","modified_gmt":"2023-02-09T13:50:09","slug":"somaliland-oo-dunida-u-soo-bandhigaysa-xubno-al-shabaab-oo-lagu-qabtay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/09\/somaliland-oo-dunida-u-soo-bandhigaysa-xubno-al-shabaab-oo-lagu-qabtay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Dunida U Soo Bandhigaysa Xubno Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay inay dagaalka ka socda Laascaanood ka qayb-qaadanayaan kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad kale oo kooxdaas ku xidhan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo u warramay Barnaamijka Focus on Africa ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in Dawladda Somaliland dagaalka Laascaanood ku qabatay xubno ka mid ah kooxda Al-shabaab, ka dib markii kooxahaasi weerarreen fadhiisimada Ciidammada Qaranka ee Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Ciidamada Qaranku qabteen oo ay Maxaabiis ahaan Ciidamo Reer Puntland ah, kuwaasi oo ka qayb-qaatay dagaalka lagu soo qaaday Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiir Kayd wuxuu sheegay inay beesha Caalamka u soo bandhigayaan Dadka Argagixisada ah ee Ciidammada Somaliland ku qabteen dagaalka ka dhacay Laascaanood iyo kuwa Maamulka Puntland laga hayaba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay inay dagaalka ka socda Laascaanood ka qayb-qaadanayaan kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyaad kale oo kooxdaas ku xidhan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo u warramay Barnaamijka Focus on Africa ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in Dawladda Somaliland dagaalka Laascaanood ku qabatay xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-55.jpeg?fit=224%2C225&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-izp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71389,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71387\/revisions\/71389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}