{"id":7136,"date":"2015-03-02T11:08:47","date_gmt":"2015-03-02T11:08:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7136"},"modified":"2015-03-02T11:08:47","modified_gmt":"2015-03-02T11:08:47","slug":"ciidanka-ciraq-oo-ku-wajahan-magaladii-uu-ku-dhashay-saddam-xusen-iyo-rasal-wasaaraha-dalkaas-oo-baaq-mustaxiil-ah-u-soo-jeediyey-kooxda-isis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/02\/ciidanka-ciraq-oo-ku-wajahan-magaladii-uu-ku-dhashay-saddam-xusen-iyo-rasal-wasaaraha-dalkaas-oo-baaq-mustaxiil-ah-u-soo-jeediyey-kooxda-isis\/","title":{"rendered":"Ciidanka Ciraq Oo Ku Wajahan Magaladii Uu Ku Dhashay Saddam Xusen Iyo Ra\u2019sal Wasaaraha Dalkaas Oo Baaq Mustaxiil Ah U Soo Jeediyey Kooxda ISIS"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150225034149_is_iraq_512x288_ap_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7139\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/150225034149_is_iraq_512x288_ap_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150225034149_is_iraq_512x288_ap_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Xaydar Alcabadi ayaa sheegay in ciidamada dwoladdu ay ku duulayaan magaalada Tikrit oo ah meesha uu ku dhashay madaxweynihii hore ee Saddam Xuseen.<\/h2>\n<h2>Xoogagga dowladda Islaamka ama Daacish ayaa xagaagii hore qabsaday magaaladaasi, dowladda ayaana ku guuldareysatay inay dib u qabsato Tikrit.<\/h2>\n<h2>Isagoo ka hadlaayay magaalada deriska la ah ee Samarra, Mr Cabadi waxa uu kooxdan Sunniyiinta ah ugu baaqay inay hubka iska dhigaan dowladdiisana isu dhiibaan si aysan shacabka dhibaato u gaadhin.<\/h2>\n<h2>Kumannaan Shiico ah ayaa isu diyaarinaya inay caawiyaan ciidamada dowladda.<\/h2>\n<h2>Laakiin iskooxeysigan noocaan ah ayaa la sheegayaa inay keeneyso in caqiidada la isu laayo.<\/h2>\n<h2>Ciraaq oo garab ka heleysa dalalka reergalbeedka iyo Khaliijka ayaa dagaal adag kula jirta ururka Daacish oo dhul ballaadhan hadda maamula.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Xaydar Alcabadi ayaa sheegay in ciidamada dwoladdu ay ku duulayaan magaalada Tikrit oo ah meesha uu ku dhashay madaxweynihii hore ee Saddam Xuseen. Xoogagga dowladda Islaamka ama Daacish ayaa xagaagii hore qabsaday magaaladaasi, dowladda ayaana ku guuldareysatay inay dib u qabsato Tikrit. Isagoo ka hadlaayay magaalada deriska la ah ee Samarra, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1R6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7136"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7136\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}