{"id":71298,"date":"2023-02-02T20:06:49","date_gmt":"2023-02-02T20:06:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71298"},"modified":"2023-02-02T20:06:49","modified_gmt":"2023-02-02T20:06:49","slug":"wasiir-kaahin-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-nabadgalyada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/02\/wasiir-kaahin-oo-ka-hadlay-ahmiyadda-nabadgalyada-laascaanood\/","title":{"rendered":"Wasiir Kaahin Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Nabadgalyada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Sool (Arabsiyo) &#8211; Wasiirka\u00a0Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in xukuumaddu anay ogolaaynayn in nabadgalyada Laascaanood ay khal-khal gasho.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlayay munaasinada xuska 29 guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidamada millateriga oo lagu qabtay Laascaanood, ayaa sheegay in anay ogolaanayn cidkasta oo iskudayda in ay dhibaatayso shacabka magaalada.<\/p>\n<p>&#8220;Waajibaadka qaran ee ina saarani waxa weeyi in aynu ilaalino nabadgalyada Laascaanood, nabadgalyada Laascaanood cidna kusii dayn mayno doonaysa maatida iyo shacabka in ay dhibaatayso, waynu ka qabanaynaa, waynu ka horjoogsanayna dadka shicibka ahna waxaynu leenahay walaalayaal sabab idin qixisa ma jirto&#8221; ayuu yidhi Wasiir Kaahin.<\/p>\n<p>Kaahin waxa uu sheegay in Garaadada Laascaanood fadhiya ay ka rajaynayaan wixii lagu yaqaanay abayaashood oo ah ka talinta nabada, waxa uu sheegay in ay ogolaadeen in magaalada lagu dhexqaato calanka Soomaaliya si looga fogaado qalalaase iyo dhibaato.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa uu sheegay in ciidamada garaadada soo dhawaynayay ay ahaayeen ciidamo deegaanka ah, oo ay ilaalinta salaadiinta u xilsaareen saraakiisha reer Laascaanood ee ciidanka ka tirsan.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sool (Arabsiyo) &#8211; Wasiirka\u00a0Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in xukuumaddu anay ogolaaynayn in nabadgalyada Laascaanood ay khal-khal gasho. Wasiirka oo ka hadlayay munaasinada xuska 29 guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidamada millateriga oo lagu qabtay Laascaanood, ayaa sheegay in anay ogolaanayn cidkasta oo iskudayda in ay dhibaatayso shacabka magaalada. &#8220;Waajibaadka qaran ee ina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202322638109149951518406.jpg?fit=660%2C357&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ixY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71300,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71298\/revisions\/71300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}