{"id":71288,"date":"2023-02-01T17:49:57","date_gmt":"2023-02-01T17:49:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71288"},"modified":"2023-02-01T17:49:57","modified_gmt":"2023-02-01T17:49:57","slug":"xuska-aasaaska-ciidammada-qaranka-oo-lagu-qabanayo-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/01\/xuska-aasaaska-ciidammada-qaranka-oo-lagu-qabanayo-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xuska Aasaaska Ciidammada Qaranka Oo Lagu Qabanayo Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Munaasibada Xuska Sanad Guurada 29-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa markii labaad lagu qabanayaa Gobolka Sool, gaar ahaan fadhiisinka ciidamada Qaranka ee Magaalada Laascanood Khamiista berri oo ku beegan 2 Bisha February ee 2023.<\/p>\n<p>Madaxda Sare ee dawlada iyo Taliyayaasha Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa lagu wadaa in ay munaasibada kaga qayb galaan Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Waa Markii labaad ee Munaasibada Sanad Guurada Ciidamada Qaranka Gobolkaas Sool lagu qabto.<\/p>\n<p>2017 ayaa lagu qabtay Magaalada Oog waana markii ugu horaysay ee Laascaanood lagu qabto.<\/p>\n<p>Laakiin, Xuska Lagu qabanayo Magaalada Laascaanood ayaa ku soo beegmaya xilli xiisad ka taagan tahay Magaalada Laascaanood oo uu shir uga socdo Madax-dhaqameed qaarkood ka soo horjeedaan in Ciidammada Qaranku joogaan halkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Munaasibada Xuska Sanad Guurada 29-aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa markii labaad lagu qabanayaa Gobolka Sool, gaar ahaan fadhiisinka ciidamada Qaranka ee Magaalada Laascanood Khamiista berri oo ku beegan 2 Bisha February ee 2023. Madaxda Sare ee dawlada iyo Taliyayaasha Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa lagu wadaa in ay munaasibada kaga qayb galaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download-50.jpeg?fit=280%2C180&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ixO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71290,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71288\/revisions\/71290"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}