{"id":71285,"date":"2023-02-01T17:45:57","date_gmt":"2023-02-01T17:45:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71285"},"modified":"2023-02-01T17:45:57","modified_gmt":"2023-02-01T17:45:57","slug":"madaafiic-lagu-garaacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/02\/01\/madaafiic-lagu-garaacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Muqdisho, waxa Maanta qaybo ka mid ah lagu garaacay Madaafiic tiro badan.<\/p>\n<p>Inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay jugta tiro hoobiyeyaal oo la tilmaamay iney ku dhaceen qaarkood xaafadaha ku yaala agagaarga Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hoobiyeyaasha oo tiro ahaan gaadhayay ilaa 5 ayaa laba ka mid ah la xaqiijiyay iney ku kala dhaceen guri shacab ah oo ku yaala Isgoyska Bakaaraha iyo goob Makhaayad ah oo ku taala Isgoyska Jardiinka, iyadoo kuwa kalana ay ku dhaceen xaafado ku teedsan Madaxtoyada.<\/p>\n<p>Waxa la soo warinayaa iney geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, balse ma cadda ilaa hadda tirada saxda ah.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab ayaa looga bartay iney sheegato masuuliyadda weerarada hoobiyeyaasha ee lagu garaaco gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hoobiyeyaashaan lagu garaacay gudaha magaalada Muqdisho ayaa imaanaya, iyada oo uu Magaalada Muqdisho ka furmay Shir ay yeelanayaan Madaxda dalalka la isku yidhaahdo safka hore ee Soomaaliya, kuwaasi oo kala ah Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Muqdisho, waxa Maanta qaybo ka mid ah lagu garaacay Madaafiic tiro badan. Inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay jugta tiro hoobiyeyaal oo la tilmaamay iney ku dhaceen qaarkood xaafadaha ku yaala agagaarga Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha oo tiro ahaan gaadhayay ilaa 5 ayaa laba ka mid ah la xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108137769301308.jpg?fit=660%2C366&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ixL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71287,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71285\/revisions\/71287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}