{"id":71275,"date":"2023-01-31T15:44:00","date_gmt":"2023-01-31T15:44:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71275"},"modified":"2023-01-31T15:44:00","modified_gmt":"2023-01-31T15:44:00","slug":"golaha-guurtida-oo-ansixiyey-xeer-dhowr-jeer-khilaaf-ka-dhex-abuuray-golahaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/31\/golaha-guurtida-oo-ansixiyey-xeer-dhowr-jeer-khilaaf-ka-dhex-abuuray-golahaas\/","title":{"rendered":"Golaha Guurtida Oo Ansixiyey Xeer Dhowr Jeer Khilaaf Ka Dhex Abuuray Golahaas"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Shalay ansixiyey Xeerka Qoxootiga iyo Barakacayaasha.<\/p>\n<p>Xeerkan oo muddo dooddiisu socotay isla-markaana dhowr jeer Xildhibaannada Golaha Guurtidu isku khilaafeen, ayaa Maanta la ansixiyey.<\/p>\n<p>Fadhigii Maanta oo ay ka soo xaadireen 54 Xildhibaan, ayaa waxa ansixiyey 42 Mudane, waxaana diiday 6 Xildhibaan, halka aanu Guddoomiyuhuna aanu ka codaynin.<\/p>\n<p>Xeerka la ansixiyey ayaa hore khilaaf uga dhex abuuray Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland.<\/p>\n<p>Xildhibaannada qaarkood ayaa xilligaa soo jeediyey In xeerkan la laalo oo aan la meel-marin, iyagoo ku dooday inuu fursad siinayo dadka Itoobiyaanka ah oo si aan xad lahayn ugu soo qulqulaya.<\/p>\n<p>Laakiin, aakhirkii Xeerkaasi waxa la ansixiyey Salaasada Maanta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Shalay ansixiyey Xeerka Qoxootiga iyo Barakacayaasha. Xeerkan oo muddo dooddiisu socotay isla-markaana dhowr jeer Xildhibaannada Golaha Guurtidu isku khilaafeen, ayaa Maanta la ansixiyey. Fadhigii Maanta oo ay ka soo xaadireen 54 Xildhibaan, ayaa waxa ansixiyey 42 Mudane, waxaana diiday 6 Xildhibaan, halka aanu Guddoomiyuhuna aanu ka codaynin. Xeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/download-49.jpeg?fit=259%2C194&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ixB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71277,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71275\/revisions\/71277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}