{"id":71266,"date":"2023-01-30T18:28:07","date_gmt":"2023-01-30T18:28:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71266"},"modified":"2023-01-30T18:28:07","modified_gmt":"2023-01-30T18:28:07","slug":"somaliland-oo-digniin-ka-soo-saartay-wararka-uga-sii-dari-kara-xaaladda-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/30\/somaliland-oo-digniin-ka-soo-saartay-wararka-uga-sii-dari-kara-xaaladda-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saartay Wararka uga sii dari kara Xaaladda Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, yaa warbaahinta uga digtay in a faafiyaan warar, warbixino iyo ra&#8217;yi ururin keeni kara in xaaladda Laascaanood ka sii darto.<\/p>\n<p>War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa warbaahinta looga digay in ay faafiso warar ama warbixino keeni kara in xaaladda magaalada Laascaanood ay ka sii darto.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka oo uu soo saaray Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Siciid Xasan Habbane ayaa lagu yidhi &#8220;Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland, waxay uga digaysa dhamaan warbaahinta noocyadeeda kala duwan, iyo wariyayaasha ka howlgala gudaha Somaliland in ay baahiyaan warar, warbixino iyo ra&#8217;yi ururin dab kusii hurin karta xaalada ka taagan Laascaanood&#8221;.<\/p>\n<p>Waxaanu intaa ku daray &#8220;Waxa waajib ku ah cidkasta oo ku dhaqan gayiga Somaliland in ay u hogaansamaan xeerarka dalka oo uu ugu horeeyo dastuurka JSL, kaasi oo waajibinaya adkaynta qaranimada iyo jiritaanka Somaliland&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, yaa warbaahinta uga digtay in a faafiyaan warar, warbixino iyo ra&#8217;yi ururin keeni kara in xaaladda Laascaanood ka sii darto. War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa warbaahinta looga digay in ay faafiso warar ama warbixino keeni kara in xaaladda magaalada Laascaanood ay ka sii darto. War-saxaafadeedka oo uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106437782374048.jpg?fit=660%2C366&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ixs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71268,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71266\/revisions\/71268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}