{"id":712,"date":"2014-12-03T14:41:34","date_gmt":"2014-12-03T14:41:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=712"},"modified":"2014-12-03T14:41:34","modified_gmt":"2014-12-03T14:41:34","slug":"madaxweyne-gaas-oo-markale-booqday-qeybo-ka-mid-ah-magaalada-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/madaxweyne-gaas-oo-markale-booqday-qeybo-ka-mid-ah-magaalada-bosaso\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo markale booqday qeybo ka mid ah magaalada Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>Kormeerka shaqo ee madaxweyne Gaas ku tagay Xarunta Wasaarada Maaliyada Puntland ee magaalada Bosaso , Xarunta maamulka Gobolka Barri iyo sidoo kale Xarunta Bankiga dhexe ee<br \/>\nDawladda Puntland ayaa saldhig u ah u kuur gelida habsami u socodka shaqo ee xarumaha dawladda ayaa waxaa ku wehliyey qaar kamid ah Golaha wasiirada Dawladda Puntland iyo saraakil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Waxana intuu uu ku guda jira kormeerka uu kulamo la qaatay madaxweynuhu maamulka iyo shaqaalaha ka howlgala xafiisyadaas, isagoona kula dar-daarmay dar-dar gelinta howlaha shaqo ee loo idmaday.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale warbixino ka dhagaystay masuuliyiinta xarumahaasi uu booqday , waxana uu ku wargeliyey in lagama maar-maan ay tahay kor u qaadista iyo tayaynta adeega bulshada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nBoosaaso office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kormeerka shaqo ee madaxweyne Gaas ku tagay Xarunta Wasaarada Maaliyada Puntland ee magaalada Bosaso , Xarunta maamulka Gobolka Barri iyo sidoo kale Xarunta Bankiga dhexe ee Dawladda Puntland ayaa saldhig u ah u kuur gelida habsami u socodka shaqo ee xarumaha dawladda ayaa waxaa ku wehliyey qaar kamid ah Golaha wasiirada Dawladda Puntland iyo saraakil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":713,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=712"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/712\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}