{"id":71198,"date":"2023-01-28T20:15:33","date_gmt":"2023-01-28T20:15:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71198"},"modified":"2023-01-28T20:15:33","modified_gmt":"2023-01-28T20:15:33","slug":"waddani-oo-xod-xodanaya-ururradii-hadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/28\/waddani-oo-xod-xodanaya-ururradii-hadhay\/","title":{"rendered":"WADDANI Oo Xod-xodanaya Ururradii Hadhay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Wada-hadallo la furay qaar ka mid ah Ururradii siyaasadda ee ku hadhay tartankii ururrada.<\/p>\n<p>Guddi uu arrintaa dhawaan u saaray Guddoomiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Maanta la kulmay Guddoomiyeyaasha Ururada kala ah Ubax, Hangool iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo hormood u ah Guddiga WADDANI, oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay Qodobbo badan isku afgarteen Madaxda Ururrada siyaasadda.<\/p>\n<p>Ujeeddada Wada-hadalladan ayaa ah in Ururradii hadhay ku biiraan Xisbiga WADDANI.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Wada-hadallo la furay qaar ka mid ah Ururradii siyaasadda ee ku hadhay tartankii ururrada. Guddi uu arrintaa dhawaan u saaray Guddoomiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Maanta la kulmay Guddoomiyeyaasha Ururada kala ah Ubax, Hangool iyo kuwo kale. Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo hormood u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71198","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/JIRDE.png?fit=279%2C229&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iwm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71199,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71198\/revisions\/71199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}