{"id":71156,"date":"2023-01-27T15:11:09","date_gmt":"2023-01-27T15:11:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71156"},"modified":"2023-01-27T15:11:09","modified_gmt":"2023-01-27T15:11:09","slug":"taiwan-oo-mar-kale-deeq-waxbarasho-siinayso-ardayda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/27\/taiwan-oo-mar-kale-deeq-waxbarasho-siinayso-ardayda-somaliland\/","title":{"rendered":"Taiwan Oo Mar Kale Deeq Waxbarasho Siinayso Ardayda Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xafiiska wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in ardayda Somaliland ay dhawaan codsan karaan deeqda waxbarasho ee Taiwan 2023 ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MOFA).<\/p>\n<p>Xafiisku waxa uu isku dubaridi doonaa wasaaradaha iyo guddiyada Somaliland ee ay khusayso si ay ardayda Somaliland ee heerka sare ah ugala taliyaan jaamacadaha Taiwan iyada oo loo marayo hab hufan oo cadaalad ah.<\/p>\n<p>Taiwan waxay sheegtay in Lacag bille ah oo dhan US 835 la siin doono dadka hela deeqaha waxbarasho ee qaata Barnaamijka Kobcinta Luuqadda (LEP), halka 30,000 oo lacagta Taiwan ah la siin doono kuwa ku jira barnaamijyada kale.<\/p>\n<p>Lama sheegin tirada Ardayda deeqda Waxbarasho la siinayo, laakiin waxa shuruud ah in Ardaydu yihiin reer Somaliland.<\/p>\n<p>Deeqdan Waxbarasho ayaa noqonaysa tii labaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xafiiska wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in ardayda Somaliland ay dhawaan codsan karaan deeqda waxbarasho ee Taiwan 2023 ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MOFA). Xafiisku waxa uu isku dubaridi doonaa wasaaradaha iyo guddiyada Somaliland ee ay khusayso si ay ardayda Somaliland ee heerka sare ah ugala taliyaan jaamacadaha Taiwan iyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/img20210617120217213_800.jpg?fit=799%2C532&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ivG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71158,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71156\/revisions\/71158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}