{"id":71151,"date":"2023-01-27T15:03:11","date_gmt":"2023-01-27T15:03:11","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71151"},"modified":"2023-01-27T15:03:11","modified_gmt":"2023-01-27T15:03:11","slug":"suudaan-iyo-itoobiya-heshiis-ka-gaadhay-khilaafkii-biyo-xidheenka-webiga-niil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/27\/suudaan-iyo-itoobiya-heshiis-ka-gaadhay-khilaafkii-biyo-xidheenka-webiga-niil\/","title":{"rendered":"Suudaan Iyo Itoobiya Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Biyo-xidheenka Webiga Niil"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Hoggaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in &#8220;Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan&#8221; biyo xidheenka weyn ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Biyo-xidheenkan ayaa lagu muransanaa, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Sudan ee Suna.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay mar uu Khartuum kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed, oo safar shaqo ku jooga magaalada Khartoum Khamiistii, Gen Abdel Fattah al-Burhan, ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo xoojinta xidhiidhka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya dalalka Sudan iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Abiy ayaa waxa uu sheegay in biyo xidheenka wabiga Niil aanu \u201cwax u dhimi doonin danaha Sudan, balse uu ka faa\u2019iidaysan doono maamulka Khartoum dhanka korontada\u201d.<\/p>\n<p>11-kii bishan January, ayaa wasiirada arrimaha dibedda ee Sudan iyo Masar waxay ku heshiiyeen &#8220;in la sii wado wada tashiyada&#8221; ku saabsan biyo xidheenka Itoobiya.<\/p>\n<p>Maamulada Addis Ababa iyo Khartoum iyo Masar, ayaa waxaa u dhexeeya muran dheer oo ku saabsan biyo-xidheenka, kaasoo dowladda Sudan iyo maamulka Qaahira ay ka cabsi qabaan inuu yareeyo saamiga ay ka helaan biyaha webiga Niil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Hoggaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in &#8220;Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan&#8221; biyo xidheenka weyn ee Itoobiya. Biyo-xidheenkan ayaa lagu muransanaa, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Sudan ee Suna. Isagoo ka hadlayay mar uu Khartuum kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/49ddfead-e45c-45de-9929-5efd35354c31.jpg?fit=624%2C415&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ivB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71153,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71151\/revisions\/71153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}