{"id":7114,"date":"2015-03-01T13:11:42","date_gmt":"2015-03-01T13:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7114"},"modified":"2015-03-01T13:11:42","modified_gmt":"2015-03-01T13:11:42","slug":"qaar-ka-mid-ah-dhaawacyadii-hotel-central-oo-caafimaad-dibada-loogu-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/01\/qaar-ka-mid-ah-dhaawacyadii-hotel-central-oo-caafimaad-dibada-loogu-qaaday\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Dhaawacyadii Hotel Central oo Caafimaad dibada loogu qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-184069\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/central.jpg?resize=549%2C412\" alt=\"central\" width=\"549\" height=\"412\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka duulay labo diyaaradood oo siday 13 qof oo ka mid ahaa dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii Hotel Central Muqdisho oo dabayaaqadii bishii hore dhacay, Waxaana loo qaaday dalka Imaaraatka Carabta oo lagu soo dabiibayo.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>13-ka qof ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa ugu liita xaalada caafimaad dhaawacyada yaala isbitaalada kala duwan ee Muqdisho oo ay wax ka qaban waayeen.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka wasaarada Caafimaadka dowladda federaalka Xaawo Xasan Maxamed oo ka qayb gashay sagootinta dhaawacyadan ayaa sheegtay in 13-kan la geyn doono xarumaha caafimaad ee ugu sareeyada dalka Imaaraatka Carabta una rajaynayso iyaga iyo dhaawacyada kale caafimaad deg dega ah.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa u mahadceliyey dowladda Imaaraatka wuxuuna sheegay in sidoo kale ay rajaynayaa in dhaawacyada\u00a0kale ee ugu liita iyagana\u00a0dalka dibadiisa u qaadi doonaan oo ay sugayaan aqbalaada codsiyo ay dirsadeen.<\/p>\n<p>In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyadii Hotel Central Muqdisho oo sababay geerida in ka badan 25 qof oo isugu jiray Masuuliyiin ka tirsanaa dowladda, Siyaasiyiin iyo dad shacab ah, waxaana lala tacaalayaan xaalada caafimaad dhaawacyadii qaraxii Central.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka duulay labo diyaaradood oo siday 13 qof oo ka mid ahaa dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii Hotel Central Muqdisho oo dabayaaqadii bishii hore dhacay, Waxaana loo qaaday dalka Imaaraatka Carabta oo lagu soo dabiibayo. 13-ka qof ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa ugu liita xaalada caafimaad dhaawacyada yaala isbitaalada kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7115,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1QK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7114"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7114\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}