{"id":71139,"date":"2023-01-26T14:52:23","date_gmt":"2023-01-26T14:52:23","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71139"},"modified":"2023-01-26T14:52:23","modified_gmt":"2023-01-26T14:52:23","slug":"war-ka-soo-kordhay-hawada-somaliland-iyo-soomaaliya-maamulkeeda-isku-khilaafsan-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/26\/war-ka-soo-kordhay-hawada-somaliland-iyo-soomaaliya-maamulkeeda-isku-khilaafsan-yihiin\/","title":{"rendered":"War Ka Soo Kordhay Hawada Somaliland Iyo Soomaaliya Maamulkeeda Isku Khilaafsan Yihiin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Hawada Soomaaliya, ayaa loo aqoonsaday heerka &#8220;Class A&#8221; oo lagu qiimeeyo derajada ugu sareysa ee badqabka iyo Maamulka Amniga ee hawada Soomaaliya, sida uu shaaciyay Ururka Caalamiga ee Gaadiidka Hawada IATA.<\/p>\n<p>Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA) ayaa soo dhaweeyay in hawada Soomaaliya iyo nawaaxigeeda dib loogu soo celiyo heerka A.<\/p>\n<p>Waxay Soomaaliya 26ka January 2023 kaddib ku guulaysan doontaa soo celinta adeegyadii hagista hawada muddo 30 sano ah kadib.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah marinnada hawada ee ugu mashquulka badan gobolka oo isku xidha qaaradda Afrika iyo bariga dhexe, Hindiya iyo sidoo kale Yurubta galbeed,\u00a0 ayaa mara hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDib-u-soo celinta hawada Class A\u2019 waxay si weyn u wanaajin doontaa amniga gobolka waxayna sare u qaadi doontaa hufnaanta. Tani waxa ay mahad naq u tahay dadaalka wada shaqayneed ee ay sameeyeen Soomaaliya, CAA, IATA, International Civil Aviation Organisation, FIRs iyo shirkadaha dayuuradaha\u201d ayuu yidhi Madaxweyne ku xigeenka IATA ee Bariga Dhexe iyo Afrika, Kamil Al-Awadhi. .<\/p>\n<p>Dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya ayaa lagu suura-geliyay rakibidda iyo hawlgelinta raadiyaha casriga ah ee hagidda iyo kaabayaasha kale ee tignoolajiyada. Waxay daba socotaa tijaabo lagu guulaystay oo billowday bishii May ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Soomaaliya oo sanadkii 2017 la soo wareegtay Maamulka Hawada ayaa heerka ugu hooseeya ka joogtay darajada qiimeynta oo ah (Class G ).<\/p>\n<p>Laakiin, arrintan ayaa imanaysa xilli Maamulka hawada ay isku khilaafsan yihiin Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa doonaysa inay qaybteeda si gaar ah u maamulato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Hawada Soomaaliya, ayaa loo aqoonsaday heerka &#8220;Class A&#8221; oo lagu qiimeeyo derajada ugu sareysa ee badqabka iyo Maamulka Amniga ee hawada Soomaaliya, sida uu shaaciyay Ururka Caalamiga ee Gaadiidka Hawada IATA. Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA) ayaa soo dhaweeyay in hawada Soomaaliya iyo nawaaxigeeda dib loogu soo celiyo heerka A. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023126638103055143719395.jpg?fit=660%2C394&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ivp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71141,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71139\/revisions\/71141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}