{"id":7111,"date":"2015-03-01T13:09:00","date_gmt":"2015-03-01T13:09:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7111"},"modified":"2015-03-01T13:09:00","modified_gmt":"2015-03-01T13:09:00","slug":"xukumadda-somaliland-oo-ka-hadashay-dirirta-labada-beelood-ku-dhexmartay-aagga-buuhoodle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/01\/xukumadda-somaliland-oo-ka-hadashay-dirirta-labada-beelood-ku-dhexmartay-aagga-buuhoodle\/","title":{"rendered":"Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dirirta Labada Beelood Ku Dhexmartay Aagga Buuhoodle"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/d0d0165fb6746ed1b903392832d3864b_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7112\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/d0d0165fb6746ed1b903392832d3864b_L-300x233.jpg?resize=300%2C233\" alt=\"d0d0165fb6746ed1b903392832d3864b_L\" width=\"300\" height=\"233\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa Beelaha dhawaan ku dagaalamay Aagga Buuhoodle ugu baaqay inay nabadda Ilaashadaan islamarkaana wixii hore u dhacay aan khasaare dambe lagu darin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad iyo aad ugu boorrinayaa, Bulshada degaankaasi inay ku dedaalaan inaan laga qasin Nabadda u bislaatay oo aan la burburin. Nabaddu cadawyo badan ayay leedahay, waxaan ka codsanayaa oo ka baryayaa in labada Beelood ku dedaalaan sidii Nabaddaas loo difaaci lahaa\u201d ayuu yidhi Wasiir Xaglotoosiye.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu Tacsi u diray Ehelada Dadkii Dirirta wax ku noqday \u201cBulshada Degaankaasi anniga waa iskugu kay mid, waxaan aad iyo aad uga xumahay Talo xumadda degaankaas ka dhacday, waxaan tacsi u dirayaa intii shilkaas ku dhimatay, waxaan Illaahay ka baryayaa inuu Bogsiiyo inta ku dhaawacantay\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu intaasi raaciyay \u201cWaxaan ka codsanayaa Isimadda iyo waxgaradka labada dhinac inay dedejiyaan Xal waara oo lagu soo afjaro Dhibaatooyinkii iyo dagaaladii isdaba joogay ee degaannadaas ka dhacayay\u201d ayuu yidhi Wasiirku<\/p>\n<p>Wasiir Xaglotoosiye,waxa uu sheegay in Xukumadda iyo Hogaanka dhaqanka Buuhoodle ay ka go\u2019antahay adkaynta amaanka iyo soo afjarida Dhibaatada degaannadaasi.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka ayaa ka dambeeyay kadib markii Dorraad Diriri ku dhexmartay Beelo reer Guuraa ah oo deggan meel aan ka dheerayn Buuhoodle, halkaasi oo la sheegay in ilaa 4 Qof ku dhinteen tiro kalena ku dhaawacantay. Dagaalka ayaa lala xidhiidhinayaa inuu ka bilawday Aannooyin qabiil oo ku taxaluqa Shaqaaqo sannadkii 2011-ka ku dhexmartay labadan beelood ee Habarjeclo iyo Dhulbahante degaanka Kalshaale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa Beelaha dhawaan ku dagaalamay Aagga Buuhoodle ugu baaqay inay nabadda Ilaashadaan islamarkaana wixii hore u dhacay aan khasaare dambe lagu darin. \u201cWaxaan aad iyo aad ugu boorrinayaa, Bulshada degaankaasi inay ku dedaalaan inaan laga qasin Nabadda u bislaatay oo aan la burburin. Nabaddu cadawyo badan ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7112,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7111","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1QH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7111"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7111\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}