{"id":71098,"date":"2023-01-24T14:52:15","date_gmt":"2023-01-24T14:52:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71098"},"modified":"2023-01-24T14:52:15","modified_gmt":"2023-01-24T14:52:15","slug":"madax-dhaqameedka-iyo-waxgaradka-degmada-qori-lugud-oo-digniin-ka-soo-saaray-xaaladda-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/24\/madax-dhaqameedka-iyo-waxgaradka-degmada-qori-lugud-oo-digniin-ka-soo-saaray-xaaladda-laascaanood\/","title":{"rendered":"Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Degmada Qori-lugud Oo Digniin Ka Soo Saaray Xaaladda Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Qori-lugud (Arabsiyonews) &#8211; Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka degmada Qorilugud ee Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladaha Maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Laascaanood<\/p>\n<p>Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Qorilugud oo Maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in amniga Gobolka Sool uu muhiim u yahay Bulshada deggan oo Cid walba leh, sidaa darteed reer Laascaanood joojiyaan dhibaatada.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay sheegeen in Reer Qorilugud ay 40% ka yihiin Bulshada Gobolka Buuhoodle, sidaa darteed aanu jirin wax la yidhaahdo Cayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qori-lugud (Arabsiyonews) &#8211; Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka degmada Qorilugud ee Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladaha Maalmihii u dambeeyay ka taagnaa Laascaanood Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Qorilugud oo Maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in amniga Gobolka Sool uu muhiim u yahay Bulshada deggan oo Cid walba leh, sidaa darteed reer Laascaanood joojiyaan dhibaatada. Waxa kale oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-71098","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/maxresdefault-71.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iuK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71098"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71098\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71099,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71098\/revisions\/71099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}