{"id":71055,"date":"2023-01-22T14:53:18","date_gmt":"2023-01-22T14:53:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71055"},"modified":"2023-01-22T14:53:18","modified_gmt":"2023-01-22T14:53:18","slug":"guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-hor-tagay-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-wakiillada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/22\/guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-hor-tagay-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-wakiillada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha Oo Hor-tagay Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiillada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Khaalid Jaamac Qodax.<\/p>\n<p>Kulankaasi ka dib, waxa ujeeddada kulanka Saxaafadda uga war-bixiyey Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed iyo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo ugu horeyn ka warbixiyey ujeeddadii kulankoodaas ayaa ka warramay in masuuliyiinta hay&#8217;adda shaqaalaha Dowladda Somaliland ka xog-waraysteen howlaha kala duwn ee ay Qaranka u hayaan, guddoomiyuhu ayaana xusay in wado shaqeyn leeyihiin mas&#8217;uuliyiinta hay&#8217;adda shaqalaha Dowladda iyo Golaha wakiillada Somaliland.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda shaqaalaha Dowladda Khaalid Jaamac Qodax oo goobtaasi hadal ka jeediyey ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeeddadii kulankoodaasi daaranaa, waxaanu Guddoomiye khaalid ka warbixiyey in hay&#8217;adda shaqaalaha dowladda Somaliland tahay mid dastuuri ah kana mid ah hay&#8217;adaha kala duwan ee dowladda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha ayaa guddida joogtada ee Golaha wakiillada uga warbixiyey waxyaabihii u soo qabsoomay ka hay&#8217;adda shaqaalaha dawladda iyo waxyaabaha u qorsheysan sanadkan.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu wuxuu sharaxaad ka bixiyey xeer nidaamiyaha shaqaalaha dowladdu ku shaqeyso iyo Hay&#8217;addu ku howlan tahay tayeynta shaqaalaha kala duwan ee dowladda, sida Dalacsiintooda, inay xirfadooda aqooneed kor u qaadis ku sameynayaan iyo in xuquuqdooda ay ilaaliyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Khaalid Jaamac Qodax. Kulankaasi ka dib, waxa ujeeddada kulanka Saxaafadda uga war-bixiyey Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed iyo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda. Guddoomiyaha Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiillada Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Screenshot_20230122-175045_Facebook.jpg?fit=720%2C405&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iu3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71057,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71055\/revisions\/71057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}