{"id":71,"date":"2014-11-12T06:40:56","date_gmt":"2014-11-12T06:40:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=71"},"modified":"2014-11-12T06:40:56","modified_gmt":"2014-11-12T06:40:56","slug":"siyaasadu-maaha-dumarow-xisbi-lagu-biiro-oo-cayda-lagu-soo-barto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/siyaasadu-maaha-dumarow-xisbi-lagu-biiro-oo-cayda-lagu-soo-barto\/","title":{"rendered":"Siyaasadu maaha Dumarow xisbi lagu biiro oo cayda lagu soo barto"},"content":{"rendered":"<div class=\"single-right\">\n<article id=\"post-5341\" class=\"post-5341 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-aragtida-dadweynaha\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, warbaahinta kala duwan, waxaan idinku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum, salaanka dib waxaa dhawaananahan ku soo badanaya media-yaha, ama caadaystay inay xukumada talada haysa ay cay iyo aflagaado kula dhacayaan, waxaan leeyahay wali maynaan arag dumar intaa meel lagu soo ururiyo la yidhaa, video iska duuba oo caaya xukumada<span id=\"more-5341\"><\/span><\/p>\n<p>dumarka waxaan kula taliyanaa, ka ku ciyaarina magaca dumarnimo maaha, gabadh intay media-yaha soo fadhisato in ay caydo raga karaamo iyo sharaf ku leh dalkan Somaliland , dumarow inaga maaha in ay ina hodaan rageenu ,kaliya inaga waxaa ina looga baahan yahay in aynu ka adkaano hawlaha guriyaheena maha in aad iibsato sharafta dumarnimo ee aad leedahay , waxaa wax lala yaabo ah ama la arki jiray gabadh , gabadh kale u jawaabta lakin maaha gabadh in ay cay ula kala baxdo raga dalku ku dhisan yahay.<\/p>\n<p>Ugu danbaystii waxaan talo iyo tusaale siinayaa haweenka caadaystay in ay xukumada ka caayaan media ama raga uu maanta qarankani ku dhisan yahay ka af lagaadaynaya media-yaha , dumarow maanta hadii aynaan nabadeena iyo dalkeena aynaan i laashan cidna nabad ku seexan mayso, dumarna waa laf dhabarta dalka iyo dadka e , ha luminina sharafta alle idinsiiyay ee ku eekaada ragiina iyo guryihiina maaha oo kaliya inaad cay la soo baxdaan idinka oo aan siyaasada dhan kala haysan waxaanan sheegayaa haweenkii maalintii dhawayd ka caytamayay media-yaha .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Allaa Mahad leh<\/p>\n<p>Kamiila Abdi<\/p>\n<p>kamiila.nuura@gmail.com<\/p>\n<p>Sweden Stockholm<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<div class=\"cb\"><\/div>\n<div id=\"authorarea-wrap\">\n<div id=\"authorarea\">\n<div class=\"authorareah3\">\n<div class=\"authorareah3-img\">About the Author<\/div>\n<div>Arabsiyo News<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, warbaahinta kala duwan, waxaan idinku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum, salaanka dib waxaa dhawaananahan ku soo badanaya media-yaha, ama caadaystay inay xukumada talada haysa ay cay iyo aflagaado kula dhacayaan, waxaan leeyahay wali maynaan arag dumar intaa meel lagu soo ururiyo la yidhaa, video iska duuba oo caaya xukumada dumarka waxaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-71","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-19","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}