{"id":7097,"date":"2015-03-01T12:16:15","date_gmt":"2015-03-01T12:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7097"},"modified":"2015-03-01T12:16:15","modified_gmt":"2015-03-01T12:16:15","slug":"xawaaladaha-soomaalida-ee-maraykanka-oo-dib-u-bilaabay-xawilaada-lacag-xadidan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/01\/xawaaladaha-soomaalida-ee-maraykanka-oo-dib-u-bilaabay-xawilaada-lacag-xadidan\/","title":{"rendered":"XAWAALADAHA SOOMAALIDA EE MARAYKANKA OO DIB U BILAABAY XAWILAADA LACAG XADIDAN"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Xawaaladaha Soomaalida Ee Maraykanka Oo Dib U Bilaabay Xawilaada Lacag Xadidan\" href=\"http:\/\/sahannews.net\/xawaaladaha-soomaalida-ee-maraykanka-oo-dib-u-bilaabay-xawilaada-lacag-xadidan\/\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sahannews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/GetAttachment.aspxj_.jpg?w=350\" alt=\"Xawaaladaha Soomaalida Ee Maraykanka Oo Dib U Bilaabay Xawilaada Lacag Xadidan\"  \/><\/a><\/div>\n<p class=\"\">Washington, (AN) Dawladda Maraykanka ayaa dirista lacago xaddidan dib ugu Ogolaatay Xawaaladdaha Somalia ee dalka Maraykanka, kadib markii muddo 9 Maalmood ah xannibnaayeen Lacagaha qoysaska Soomaalida ee Maraykanka ku nooli uga soo diraan eheladooda gudaha Somalia degan.<\/p>\n<p class=\"\">Dedaalo badan oo Xawaaladdaha Soomaalida, dadka Lacagaha daneeya, dawlada Maraykanka iyo hay\u2019addaha gargaarku sameeyeen ayaa la isla Ogolaaday in Wixii Biilal ah loo diro Qoysaska Soomaalida ee Baahida badan u qaba Lacagaha ay Ehelkooda ka helaan.<\/p>\n<p class=\"\">\u00a0\u201cWaxaa la isku Afgartay in la diro Lacagaha Yar yar ee baahida joogtada ah, markaa maanta laga bilaabo waxaa la furi doonaa xawaaladdaha. Waxay ku shaqaynayaan awood xaddidan oo sidii hore looma shaqaynayo ee Lacagaha Biilasha ah ayaa la diri karayaa\u201d\u00a0 ayuu BBC-da u sheegay Cabdicasiis Sugule, oo gudoomiye ka ah urur ay ku bahoobeen xawaaladaha Soomaalida oo la yidhaahdo SAMSA.<\/p>\n<p class=\"\">Xidhitaanka xawilaaddaha Soomaalida ee Maraykanka ayaa saameyn ballaadhan ku yeeshay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli jireen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington, (AN) Dawladda Maraykanka ayaa dirista lacago xaddidan dib ugu Ogolaatay Xawaaladdaha Somalia ee dalka Maraykanka, kadib markii muddo 9 Maalmood ah xannibnaayeen Lacagaha qoysaska Soomaalida ee Maraykanka ku nooli uga soo diraan eheladooda gudaha Somalia degan. Dedaalo badan oo Xawaaladdaha Soomaalida, dadka Lacagaha daneeya, dawlada Maraykanka iyo hay\u2019addaha gargaarku sameeyeen ayaa la isla Ogolaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7104,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Qt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7097"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7097\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}