{"id":70899,"date":"2023-01-11T20:13:41","date_gmt":"2023-01-11T20:13:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70899"},"modified":"2023-01-11T20:13:41","modified_gmt":"2023-01-11T20:13:41","slug":"ciidammada-tigrayga-oo-hubkoodii-ku-wareejiyey-dawladda-federaalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/11\/ciidammada-tigrayga-oo-hubkoodii-ku-wareejiyey-dawladda-federaalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Ciidammada Tigrayga Oo Hubkoodii Ku Wareejiyey Dawladda Federaalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Mekelle (Arabsiyo) &#8211; Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa, arrintaas oo qeyb ka ah heshiiskii xabbad-joojinta ahaa ee ay labada dhinac bishii November ku saxiixdeen dalka Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Getachew Reda boggiisa\u00a0Twitter-ka ku qoray in kala gudbinta hubka ay xaqiijiyeen kormeerayaal ka socday ururka Midowga Afrika iyo koox qaabilsan hubinta.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa saldhig u ah heshiiska waxa uuna la mid ahaa qodobka dhigaya in adeegyadii dowladda lagu soo celiyo gobolka ay burburiyeen dagaalladii lagu dilay boqollaalka kun ee qof.<\/p>\n<p>Shardi kale ayaa ahaa in gobolka laga saaro ciidamada militariga Eritrea ee ka barbar dagaallamayay dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Tigray ayaa sheegaya in ciidanka Eritrea ay weli halkaas ku sugan yihiin.<\/p>\n<h4><strong>ARABSIYONEWS.COM\/HARGEISA OFFICE\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mekelle (Arabsiyo) &#8211; Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa, arrintaas oo qeyb ka ah heshiiskii xabbad-joojinta ahaa ee ay labada dhinac bishii November ku saxiixdeen dalka Koonfur Afrika. Getachew Reda boggiisa\u00a0Twitter-ka ku qoray in kala gudbinta hubka ay xaqiijiyeen kormeerayaal ka socday ururka Midowga Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-70899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/download-41.jpeg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-irx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70901,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70899\/revisions\/70901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}