{"id":70892,"date":"2023-01-11T20:08:51","date_gmt":"2023-01-11T20:08:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=70892"},"modified":"2023-01-11T20:08:51","modified_gmt":"2023-01-11T20:08:51","slug":"xukuumadda-iyo-madax-dhaqameedka-sool-oo-ka-wada-hadlay-amniga-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/01\/11\/xukuumadda-iyo-madax-dhaqameedka-sool-oo-ka-wada-hadlay-amniga-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Iyo Madax-dhaqameedka Sool Oo Ka Wada-hadlay Amniga Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Sool (Arabsiyo) &#8211; Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Maanta Madax-dhaqameedka Gobolka Sool kala hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>War Qoraal ah oo Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ka soo saartay shirkaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Weftiga uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axme, ayaa Saaka kulan Ballaadhan la qaatay Madaxda dhaqanka iyo Haldoorka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Kulan oo ka qabsoomay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Sool, ayaa waxaa lagu falanqeeyey sidii looga wada shaqayn lahaa adkayn Amniga Magaalada Laascaanood iyo guud ahaanba Gobolka Sool, iyadoo laga wada shaqaynayo ama la iska kaashanayo Xukuumadda iyo Bulshada Magaalada Laascaanood ba, sidoo kale waxaa lagaga wada hadlay kulankan Horuumarka Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku soo dhamaaday isfaham, iyadoo la isla qaatay in meel looga soo wada jeesto wixii wax u dhimaya nabadgelyada iyo wada jirka bulshada. Kulankan waxaa ka qaybgalay Xubnaha Golaha Wasiirada ee uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha MaxamedKaahinAxmed, Gudoomiyaha Gobolka Sool, Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka JSL, Maayorka Degmada Laascood, Xildhibaano iyo dhammaan Taliyayaasha Ciidanka ee Gobolka Sool.&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sool (Arabsiyo) &#8211; Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Maanta Madax-dhaqameedka Gobolka Sool kala hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood. War Qoraal ah oo Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ka soo saartay shirkaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Weftiga uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axme, ayaa Saaka kulan Ballaadhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70893,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-70892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023111638090202247244837.jpg?fit=660%2C387&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-irq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70894,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70892\/revisions\/70894"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}